Caruun Ku dhintay Dab Ka Kacay Iskuul Ku yaalla Magaalada Rangoon ee dalka Burma
Rangoon April 02 2013 (SDN)– Burma ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 13 caruur ah,sida masuuliyiin dowlada u hadashay ay u sheegeen. Saraakiisha booliska dalkaasi ayaa ku micneeyay dabka inuu ka dhashay koronto ku jirta iskuulka,waxaana badankood caruurta ay isaga baxeen iskuulka iyadoo aysan gaarin wax dhibaato ah.Afhayeen u hadlay booliska Thet Lwin ayaa u…
