admin

    R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gobolka Gedo

    Garbahaarey March 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa gaaray Gobalka Gedo isaga iyo xubno kamid ah Wasiirada Soomaaliya oo maalmahan booqasho ku maraye Gobalada dalka. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garbahaareey halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka Gobalka Gedo iyo shacab badan. Wasiirada arimaha…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo markale u hanbalyeeyay Dhigiisa Cusub ee Kenya

      Dubai March 31 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madxweynaha dhawaantan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyati,isagoona sheegay in si weyn ay u soo dhaweynayaan. Anigoo ku hadlaya magaca dowlada iyo shacabka Soomaaliya,waxaana hanbalyo gaarsiineynaa Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya,waxaan kalsooni ka muujineynaa hogaamintaada Kenya inay horseedi…

      Read More

        Dowladda Imaaraadka Oo Dowladda Soomaaliya ka caawineysa Dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed

        Dooxa March 30 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska Qaliij Times,waxaa si wada jir ah u kulmay Mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhaxal sugaha Bqortooyada Sacuudiga ahna ku xigeenka Sarkaalka ugu sareeya ciidamada isku taga imaaraadka Carabta,iyagoona ka wadahadlay arimaha Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo ku kulmay qasriga Madaxtooyada Dubai ayaa si wanaagsan waxay diirada u…

        Read More

          Faah Faahin: R/wasaaraha Soomaaliya oo safar dhulka ah ku tagay Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe (Sawirro)

          Jowhar March 30 2013 (SDN)– Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray maanta Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay halkaasi iyadoo Ra’iisul wasaarahu uu booqday xarumo halkaasi ku yaalla. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha uu hogaaminayo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Wasiirka Gaashandhiga, Wasiiro Ku-xigeeno, Xildhibaano iyo…

          Read More

            Wasiiro ka socda Xukuumada Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan

            Baladweyne March 2013 (SDN)– Iyadoo Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan uu ka dilaacay cudurka daacuun calooleedka ayaa maanta waxaa gaaray Magaaladaasi wafdi wasiiro ah. Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirka kheyraadka dalka ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi Beladweyne.Saraakiisha AMISOM iyo maamulka Magaalada Beladweyne ee Dowladda Soomaaliya ayaa kusoo dhaweeyay…

            Read More

              Dowladda Oo Ku Dhawaaqday Shirweyne Garsoorka Dalka Looga Hadlaayo (Warsaxaafadeed)

              Mogadishu, Somalia, Maarso,30, 2013) Dawlada Federaalka Somaaliya waxa ay qaban qaabinaysaa Shirweynaha Qaran ee kawada tashiga dib u habeynta garsoorka oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudene Xasan Sheekh Maxamudd 11kii bishii Febraayo ee sanadkan 2013. Shirkan ayaa waxa uu qabsoomayaa 1da April ilaa 5ta April ee isla sanadkan 2013, waxa uuna ka…

              Read More

                Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Jowhar

                Muqdisho March 30 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliya xubno ka tirsan wasiirada Soomaaliya iyo Xildhibaano kasoo jeeda Gobalka Shabeelaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Cabdi Cabdile ayaa sheegay in Ra’iisul…

                Read More

                  Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ee Gaaray Kismaayo Oo Ka Digay In La Weeraro Ciidamadaasi

                  Kismaayo March 30 (SDN)– Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo gaaray gudaha Magaalada Kismaayo. Warfaa Sheekh Aadan oo kamid ah saraakiisha hogaaminaysa ciidankaasi gudaha ugalay Magalaada Kismaayo ayaa sheegay inuu maqlay dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidanka raaskaambooni,isaga oo ka digay in ciidanka…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sii jeeda Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe

                    Muqdisho March 30 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shalay dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maanta uu ku wajahan yahay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in hadii uusan dhicin amar alle maanta oo sabti ah uu yahay qorshaha booqasho…

                    Read More

                      Madaxweynaha Maraykanka oo hogaamiyaal ka socda Afrika kala hadlay dagaalka Al Shabab lagu lajiro

                      Washington March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Mareykanka Brak Xusein Obama oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyayaal ka tirsan wadamada Africa ayaa uga digay in wadamadooda ay ku fidaan Ururada islaamiga ee ka jira Qaarada Africa Sida Mali iyo Soomaaliya. Hogaamiyayaasha Madaxweynaha Mareykanka uu sida gaarka ah ula kulmay waxaa ka mid ah, Madaxweynayaasha Sierra…

                      Read More

                        R/wasaraha iyo Wafdi uu hogaaminayo Oo Muqdisho ku soo laabtay kana warbixiyay safarkii Kismaayo

                        Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo galabtay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kaddib booqasho dhawr cesho qaadatay oo ay ku tageen Magaalada Kismaayo ee Xarunta J/hoose ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Socdaalkoodii halkaasi. Ra’iisul wasaaraha ayaa isaga oo garbihiisa ay…

                        Read More

                          Dowladaha Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta Oo Kawada Hadlaya Arrimaha Soomaaliya

                          London March 29 2013 (SDN)– Boqorada Dalka Britain, Queen Elizabeth II iyo Madaxweynaha Dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayed Al Nahyan ayaa la qorsheynayaa in ay kulan ku yeeshaan Qasriga Boqortooyadda looga arrimiyo Dalka Britain ‘Buckingham Palace’ ee Magaaladda London. Labadani hogaamiye oo kulankooda dhinacyo badan taabanaya ayaa sidoo kale waxa ay ku soo…

                          Read More

                            Dowladda Soomaaliya oo Rajeyneysa in ay hesho hubkii ugu horeeyay Markii xayiraada hubka la qaaday

                            Washington March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladiisa rajeyneyso in ay hesho hubkii ugu horeeyey kaddib markii uu dhawaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka qaaday cunaqabateyntii hubka ee dalka saarneyd. Wareysi lala yeeshay Madaxweyne Xassan Sheikh Max’ud ayuu ku sheegay in…

                            Read More