Madaxweyne Xasan Sheekh oo Fariin Culus u diray Ciidamada dowladda Soomaaliya
Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud oo fariin maqal iyo muuqaal ah shacabka kula hadlay ayaa sheegay in uu ka xunyahay ciidamada dowlada in lagu eedeeyo tacadiyada loo geysto shacabka oo ayaga loo igmaday in ay ka hor tagaan tacadiyadaasi, isagoona tilmaamay in saraakiisha ciidamada ay wadaan baaritaan la xiriira tacadiyada…
