Imaaradka oo Ku booriyay Ethiopia in ay sii wada nabadeynta Soomaaliya
Addis Ababa March 23 2013 (SDN)– Kadib kulan siwadajir ah ugu dhexmaray Magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia Raysal wasaaraha itoobiya iyo wasiirka arimaha dibada wadanka isku taga imaaraadka carabta ,kaasi oo ay kaga hadlayeen arimo Soomaaliya ay ka mid tahay. Wasiirka arimaha dibada dalka isku taga imaaraadka carabta Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan,waa markii…
