Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka Jaamacada Carabta ee Dooxa Ka Furmidoona
Dooxa March 26 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb galo shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Amiirka dalka Qadar Amir Hamad Bin Khalifah Al Thani, iyo dhaxal sugaha Sheekh Tamim Bin Hamad Bin Khalifah…
