Burcad badeeda Soomaalida oo lacago madax furasho ah ku sii daayay Markab iyo shaqaale la socday
Boosaaso Marche 12 2013 (SDN)— Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa siidaayay markab saliida qaada oo laga leeyahay dalka Gariiga,kaasi oo ay gacanta ku dhigeen 10 bil ka hor. Markabkaan ayaa marayay xiligii Burcad badeeda Soomaalida gacanta ku dhigayeen Badda Gacanka carbeed,sidaasi waxaa xaqiijiyay maamulaha markabka Dynacom. MT Smyrni,waa markabka ka baxay gacanta shufta badeeda Soomaalida,wuxuu…
