admin

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Shir uu uga qeybgalay dalka Sacuudiga

    Riyaad March 15 2013 (SDN)—Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo ka qeyb galay shirka wasiirada arimaha gudaha dalalka Jaamacada Carabta ayaa ka warbixiyey wax yaabihii looga hadlay shirkaasi Soomaaliyana ka qoseeyey. Wasiirka ayaa sheegay in wasiirada arimaha gudaha ee Jaamacada Carabta ay isla garteen sidii iskaashi looga yeelan lahaa…

    Read More

      Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho

      Muqdisho March 15 2013 (SDN)—Howlgalo balaaran ayaa ciidamada Booliska Soomaaliya waxa ay ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka Xamar Weyne, Xamar Jajab iyo xaafado tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa ciidamada Booliska dowlada federaalka waxa ay saakay ka sameeyeen howlagalo lagu soo qab qabtay dad aad u fara badan. Afhayeenka ciidamada…

      Read More

        Golaha Wasiirada oo ka dooday falal dilal ah oo ka dhacay Muqdisho todobaadkan

        Khamiis, March 14, 2013—-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixin ku aadan safarka R.waaaraha iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ay ku tageen degaanada Puntland iyo Galmudug…

        Read More

          Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Garoonka Muqdisho kula kulantay Safiiro ka socda Caalamka

          Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimasda dalka kulan ku yeeshay qaar kamid ah Safiirada wadamada daneeya Soomaaliya oo ay ku jiraan Yurub safiiradooda iyo Wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya. Kulanka oo ay saxaafada dibadjoog ka ahayd ayaa markii uu soo gabagaboobay kadib ayaa waxaa saxaafada la hadlay wasiirka arimaha dibada ee Xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf…

          Read More

            Dad Rayid ah oo Biyo la’aan iyo Gaajo ugu geeriyooday deegaano hoostaga gobolka Gedo

            Baardheere March 14 2013 (SDN)– Dad Rayid ah ayaa Biyo la’aan iyo Gaajo ugu geeriyooday deegaano hoostaga Gobolka gobolka Gado ee Koofurta Soomaaliya. Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Labo Ruux oo mid haween tahay ay Biyo la’aan ugu geeriyoodeen deegaan hoostaga Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Mid…

            Read More

              Faah-Faahin Ka Soo Baxaysa Weerar Bam Oo Lagu Qaaday Guddoomiyha Degmada Waaberi

              Muqdisho March 14 2013 (SDN)— Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay lagu qaaday hooyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Guddoomiyaha Degmada Waaberi Axmed Mayre Makaraan. Weerarka oo ahaa bambada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday Guddoomiyaha Degmada Waaberi gurigiisa iyadoo khasaaro dhaawac uu ka dhashay. Axmed Mayre Makaraan oo warbaahinta lahadlay…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dowladda Waxa Ay Uqabanayso Askariga Dagaalka Ku Geeriyooda

                Muqdisho March 14 2013 (SDN)— Xilli ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku geeriyoonayaan dagaalada dalka ka socda sidoo kalena dhaawac iyo dhimasho uu kasoo gaarayo dagaaladaasi ayaa Madaxweynaha Soomaaliya markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay askariga howlaha qaranka ku geeriyooda Dowlada reerkiisa waxa ay uqabanayso. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in askariga ka tirsan ciidanka xooga…

                Read More

                  Galmudug oo sheegtay in kulankii ay R/wasaaraha la qaateen uu ku dhamaaday Fashil

                  Gaalkacyo March 13 2013 (SDN)— Maamulka Galmudug ayaa daboolka ka qaaday in kulan ay Magaalada Gaalkacyo kula qaateen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ku dhamaaday isfaham daro kaddib markii Ra’iisul wasaaruhu uu sharuudo adag dhul dhigay Maamulkaasi. Wasiirka Warfaahinta Maamulka Galmudug, Axmed Maxamuud Xasan Baasto oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu…

                  Read More

                    Janaraal Diini iyo Dega-badan oo xilalkoodii Wareejiyay Munaasabad ka dhacday Muqdisho

                    Muqdisho March 13 2013 (SDN)— Munaasabada maanta ka dhacday wasarada gaashandhigga Soomaaliya ayaa waxaa xilalkoodii ku wareejiyay Taliyihii ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulahii ciidanka xooga dalka. Taliyihii ciidanka xooga dalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa waxaa lagu bedelay S/Guuto Daahir Adan Elmi (INDHOQARSHO) oo noqonaya taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya. Sidoo kale Abaanduulihii…

                    Read More

                      Maraykanka oo Gacan ka geysanaya Tababarida Ciidamada iyo La dagaalanka Burcad Badeeda

                      Washington March 13 2013 (SDN)—Dalka Mareykanka iyo xulafadiisa ayaa balan qaaday inay siiwadi doonaan taageerada Malitari ee la siinayo Xukuumada Soomaaliya oo ku guda jirta dib u dhiska Ciidamadeeda. Mareykanka ayaa sheegay in si rasmi ah uu soo noqday xariirkii Soomaaliya iyo Mareykanka ka dhaxeeyay,kaasi oo mudo sanado ah hakad geliyay dagaal aafeeyay shacabka iyo…

                      Read More

                        Madaxweyne Faroole oo Guddi u xilsaaran Lacagaha Shilin Soomaaliga ah

                        Garoowe March 13 2013 (SDN)— Maamulka Puntland ayaa Guddi uxilsaaraya lacagaha shilin Soomaaliga ah ee laga isticmaalo deeganada maamulka Puntland xilli maalmahan dambe hoos udhac laga dareemaye lacagaha laga isticmaalo koonfurta dalka Soomaaliya. Sida uu warbaahinta usheegay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) maamulka Puntland ayaa lacagaha shilin Soomaaliga usameynaya…

                        Read More

                          Ciidamada Isreal oo dad Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed

                          Daanta-Galbeed March 13 2013 (SDN)—Wararka ka imaanaya dhulka Falastiiniyiinta ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Israel ay dad rayid ah ku dileen Daanta Galbeed kadib Rabshado ka dhacay halkaasi. Saraakiisha Caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in Ciidamada Israel ay dileen Maxamed Altiti oo ka tirsanaa dadka Falastiiniyiinta, waxaana ay intaasi ku dareen in 8-ruux oo kale ay…

                          Read More

                            Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Magaalada Jowhar 4-sano kaddib

                            Jowhar March 12 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe halkaasi oo ay kula kulmeen Mas’uuliyiinta gobolka iyo kuwa degmada.  Wafdigani oo ka koobnaa sida la sheegay 5-xubnood oo ka socday Qaramada Midoobay ayaa dhanka dhulka uga Ambabaxay Magaalada Muqdisho waxaana ay gaareen Magaalada…

                            Read More

                              R/wasaare Saacid oo la kulmay Maamulka gobolka Mudug ee Waqooyiga Galkacyo

                              Galkacyo, 12, Mar, 2013,,..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maalmahaan booqasho ku joogay Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay bulshada qaybaheeda kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamada uu la qaatay reer Galkacyo waxaa diirada lagu saaray dhanka amaanka, horumarinta, iyo dib-u-dhiska, waxaana kulankaas ka qayb qaatay…

                              Read More

                                R/wasaare Saacid oo kormeeray dhismayaal kuyaala Galkacyo Xarigana ka jaray Garoon kubada Cagta ah

                                Warsaxaafadeed, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saaka kormeeray qeybo ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug, wuxuuna xariga ka jaray garoon K/cagta oo loogu magac daray Cabdullaahi Ciise. asaga oo dhanka kale kormeeray xabsi dhexe iyo Garoon diyaaradeed kuwaasoo howlo dhismo ah ay ku soconeyso….

                                Read More