Xildhibaano Tagay Baydhaba Oo Ku Biiray Qorshaha Maamul Loogu Sameynayo Lix Gobol Oo Ka Tirsan K/Soomaaliya
Baydhabo March 18 2013 (SDN)— Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay oo ay gaareen dhawaan Xildhibaano ku dhaw 30 Xildhibaan ayaa ujeedka gaaritaankooda Xildhibaanadiisa lagu sheegay inay shirar kala duwan la qaataan masuuliyiinta ku howlan maamul usameynta lix Gobal oo koonfurta dalka Soomaaliya ku yaalo. C/laahi Cumar Cali Sheeti oo kamid ah xubnihii hore ee Baarlamaanka…
