admin

Israeli forces bomb Hezbollah stronghold in Southern Beirut

Beirut July 30, 2024(QJ)  -The Israeli military bombed southern Beirut, the capital of Lebanon, tonight, targeting the Hezbollah stronghold. So far, no additional details have been provided, though there are reports of casualties and injuries. It remains unclear how Hezbollah will respond to tonight’s bombing, as Israel claimed the attack targeted a senior Hezbollah military…

Read More

Soomaaliya oo Sucuudiga weydiisatay maalgashi

Riyaad July 29, 2024(QJ)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane Eng. Abdulrahman Abdulmohsen AlFadley. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sare u qaadista xiriirka taariikhiga ah…

Read More

Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo diiday ka qeybgalka shirka Culimada

Mogadishu July 29, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka sanadlaha ah ee Culimada Soomaaliyeed. Shirkan oo ay sanadkan isugu imaanayaan culimo Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, iyadoo halku-dhiggiisu yahay “Soomaaliya Midowda ah”. Shirkan…

Read More

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Puntland ugu hambalyeysay doorashadii hal qof iyo cod

Muqdisho July 28, 2024(QJ)-Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Puntland ugu hambalyeysay doorashadii hal qof iyo cod ee ka dhacday degmooyinkeeda. Mareykanka oo ugu hambalyeeyay shacabka Puntland iyo maamulkooda hirgelinta doorashooyinkan, ayaa sheegtay in doorashada Puntland ay tahay tallaabo muhiim ah oo dhabbaha u xaaraysa horumarinta dimuqraadiyadda Soomaaliya. Dalalka Soomaaliya ka caawiya arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta…

Read More

shirka isku xirka barnaamijka xasilinta dalka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Muqdisho July 28, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka isku xirka barnaamijka xasilinta dalka oo ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa lagu qiimeeynayaa horumarrada laga gaaray barnaamijka xasilinta dalka oo ay dowladdu hormuud ka tahay, kaasoo ujeedkiisu yahay sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada bulshada, taabagelinta dowladnimada, sugidda…

Read More

Itoobiya oo u jawaabtay Soomaaliya

Addis Ababa July 27, 2024(QJ) -Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay iska fogeysay eedeymo uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan hubkii dhawaan lagu bililiqeystay magaalada Caabudwaaq. War saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Itoobiya ay si dhow ula socoto hadalada kicinta ah ee dhawaan ka soo…

Read More

11 killed by rockets in Golan Heights

Tel Aviv July 27, 2024(QJ)-At least 11 people were killed when several rockets struck a village in the Golan Heights on Saturday, in what Israel described as the deadliest attack since October 7. Israel said it identified “nearly 30 shells” crossing from Lebanon into Israeli territory and accused the Iran-backed Hezbollah group in Lebanon. Hezbollah…

Read More

Somaliland oo dooneysa in loo soo celiyo maxaabiistii Laascaanood looga qabtay

Hargeysa July 26, 2024(QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wada-xaajood ku saabsan maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Laascaanood. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, oo la hadlay BBC Somali, ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay inay wada hadal ka gasho maxaabiista. Waxa uu tilmaamay in iyadoo wada-hadallada u dhexeeya dhinacyadu ay…

Read More

Soomaaliya oo laga mamnuucay Maandooriyaha la geeyo

Muqdisho July 26, 2024(QJ) -Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa sheegay in ay mamnuuc tahay in dalka la soo geliyo dawooyinka loo isticmaalo waxyaabaha maanka dooriya. Wasiirka ayaa uga digay dadka Soomaaliyeed ee ku howlan ka ganacsiga maandooriyaha in ay joojiyaan dhaq dhaqaaqooda, isagoo ku goodiyay in dowladdu…

Read More

Soomaaliya lama keenayo ciidamo Masaari ah

Muqdisho July 26, 2024(QJ) -La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin Maxamuud oo VOA-da la hadlay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin in Soomaaliya loo soo daad-gureeyo ciidamo ka socda dalalka Turkiga iyo Masar iyo hubkii dhawaan lagu boobay Caabudwaaq. Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin Maxamuud ayaa ugu horeyn…

Read More

Kamala Harris has states that she will not remain silent about the plight of the Palestinian

Washington July 26, 2024(QJ) -U.S. Vice President and Potential Democratic presidential candidate Kamala Harris has stated that she will not remain silent about the plight of the Palestinian people after meeting with Israeli Prime Minister Netanyahu, who is visiting the U.S. Protests against Netanyahu’s delegation, which is seeking support from the U.S. Israel’s largest military…

Read More

Somaliland oo ka hor timi in Ciidamada Turkiga la geeyo badaheeda

Hargeysa July 25, 2024(QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid in ciidamo Turki ah la keeno xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo la filayo inay dhawaan soo gaadhaan Geeska Afrika. War-saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu yidhi, “Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si aan leex leexleexad lahayn u diidaysaa in ciidammo ka tirsan…

Read More

SoDMA iyo Un-ta oo kawadahadlay bixita Gargaarka deg dega ah

Muqdisho July 25, 2024(QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoominayay kulan ay ka soo qeyb galeen ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay George Conway iyo madaxa xafiiska UN-OCHA ee Soomaaliya Crispen Rukasha oo ay wehliyaan kooxo farsamo oo ka socday Hay’adda UN-OCHA iyo SoDMA. Kulanka ayaa diiradda lagu…

Read More