admin

Hamas and Islamic Jihad call on the PLO to retract its official recognition of Israel

Doha July 19, 2024(QJ)-Hamas and the Palestinian Islamic Jihad (PIJ) issued a joint statement calling on the Palestine Liberation Organization (PLO) to retract its official recognition of Israel in retaliation for the Knesset’s decision to reject Palestinian statehood. Leaders of the two armed Palestinian groups met in the Qatari capital, Doha, on Thursday, agreeing to…

Read More

SNA and AS forces clash in Gedo region

Luq July 18, 2024 (QJ) -The Somali National Army and the Police Force conducted operations against Al-Shabaab in the area between Shatalow and the town of Luq in the Gedo region. During the operation, military officers reported inflicting casualties on Al-Shabaab members present in the operational area. The operation was led by Colonel Abdirashid Mohamed…

Read More

Dawlada oo cunaqabateyn dhaqaale saartay madax ka tirsan AS

Muqdisho July 18, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka aan caadiga ahayn ee Golaha Amniga Qaranka. Qodobada looga hadlay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa dhacdadii ugu dambeysay ee hubka sharci darrada ah lagu soo geliyay deegaano ka tirsan Maamulka…

Read More

Firdhiye oo la kulmay IGAD

Jabuuti July 08, 2024(QJ)-Madaxa SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa la kulmay madaxda ugu sareysa urur goboleedka IGAD. Intii uu socday kulanka ayaa hogaamiyuhu waxa uu madaxda IGAD warbixin guud ka siiyay horumarka, nabadda, xasiloonida, iyo dadaalada dowlad dhisidda ee maamulka SSC-Khaatumo. Madaxda IGAD ayaa kala hadlay sidii…

Read More

Qarax lala beegsaday Ciidamada ATMIS

-Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (ATMIS) ayaa sheegay in labo askari ay ku dhinteen, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Uganda iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo marayay wadada xiriirisa…

Read More

Madaxweyne Firdhiye oo casuumad ka helay Ismaaciil Cumar Geelle

Laascaanood July 06, 2024(QJ)-Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Cali ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti, kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Bayaan ka soo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay muhiimadda ay socdaalkani u leedahay xoojinta walaaltinimada, nabadda, xasilloonida gobolka iyo taageeridda dhismaha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya….

Read More

Madaxweyne Xasan oo u jawaabay Abiy Axmed

Muqdisho July 06, 2024(QJ) -Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa ku celceliyay in Soomaaliya aysan ka soo horjeedin in wada hadal lagu dhameeyo xiisada badda oo lala galo Itoobiya, balse wuxuu eedeyn kulul u jeediyay dowladda Itoobiya. Sidoo…

Read More

Deaths in Gaza reaches 38,100

Gaza July 06, 2024(QJ)-Since October 7th, Israeli military airstrikes in Gaza have resulted in the deaths of at least 87,705 Palestinians and injuries to over 38,100 others, according to Gaza’s health ministry today. The casualties include at least 87 fatalities since yesterday alone, with 48 reported in the past 24 hours. Among those killed were…

Read More

RW Xamse oo gaaray dalka Ciraaq

Baqdaad July 05, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shalay gaaray magaalada Baqdaad ee xarunta Jamhuuriyadda Ciraaq. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaruhu uu booqasho rasmi ah uga bilowday magaalada Baqdaad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq. War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in…

Read More

Shabaabka oo weeraray sadex xero ciidan

Baydhabo July 05, 2024(QJ) -Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saaka aroortii ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buureey ee gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen saddex saldhig oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay…

Read More