Bom gacmeyd dad ay ku dhaawacmeyn oo maanta lagu weeraray AMISOM iyo Ciidamad dowladda
Marka Jan 21 2013 (SDN)– Wararka ka imanaaya Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose ayaas heegaya in Ciidamo AMISOM iyo dowladda ah oo howlgal ka sameeynayay Magaaladaasi ay bom ku soo tuureen rag lala xiriirinayo in ay ka tirsanyihiin Al Shabaab. Afhayeen u hadlay Maamulka Degmada Marka ayaa u sheegay warbaahinta in bokaasi aanu wax…
