Maryan Qaasim oo baaq u dirtay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa
Muqdisho Jan 27 2013 (SDN)— Wasiirka Adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed oo la hadashay warbaahinta ayaa waxa ay sheegtay in dhaqaatiirta Soomaliyeed ee dalka dibadiisa ku maqan inay dalka dib ugu soo noqdaan. Maryan Qaasim ayaa sheegtay in dhaqaatiirta dalka dibadiisa wax ku bartay aqoontooda ay ubaahan yihiin shacabka Soomaaliyeed islamarkaana iminka dib…
