Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaadanaya Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minneapolis
MinneapolisJan 19 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka halkaasi oo uu kulan kula qaadanayo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi. Madaxweynaha iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Maraykanka gaar ahaan kuwa ku noolMinneapolisayaa waxa kawada hadli doonaan arrimo badan oo ku aadan xaalada dalka iyo sida ay jaaliyadu u…
