Kenya oo Al Shabaab ku eedeeysay boolis lagu dilay Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari
Nairobi Dec 29 2012 (DSN)— Sida uu u sheegay Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska dalka Kenya wakaalada wararka AFP, dhacdadii ugu danbeysay ee ka dhacday dalka Kenya gaar ahaan magaalada Mandheera ee lagu dilay ciidamo Booliis ah oo Kenya ka tirsan ayaa waxa ay dilkooda sheegeen inay ka danbeeyaan dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab….
