admin

    Maamulka gobalka Banaadir oo soo bandhigay tirada shirkadaha isku soo diiwangeliyay dib u dhiska Muqdisho

    Muqdisho Dec 22 2012 (SDN)—Kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa masuuliyinta maamulka Gobolka waxa ay soo bandhigeen tirada shirkada soo gudbisatay codsiyadooda ku aadan ka qeyb qaadshada mashruuca lagu dhisayo Degmooyinka Gobolka Banaadir oo uu bixinayo maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir Max.uud Axmed Nuur Tarsan oo ku…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya Jaaliyada Soomaalida ee ku sugan dalka Kenya

      Nairobi Dec 22 2012 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo iminka ku sugan dalka Kenya ayaa laguwadaa inuu kulamo la qaato jaaliyada Soomaalida ee dalka Kenya. Sida uu sheegay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Nuur Cali Ameeriko Madaxweynaha ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Kenya lakulmi doona. Waxyaabaha ugu waaweyn ee uu Madaxweynaha…

      Read More

        Amnesty: Waa sharici daro in qaxootiga Somalida dib loogu celiyo xeryaha qaxootiga

        Nairobi 22 2012 (SDN)–Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty ayaa sharci-daro ku tilmaantay go’aanka ay dowladda Kenya ee ku celineyso dadka qaxootiga ah ee dalkeeda ku sugan, kuwaas oo ay ku jirto Soomaalida. Hay’adda ayaa sheegtay inay khalad tahay in dadka qaxootiga ah lagu eedeeyo inay ka dambeeyaan weeraradii marar badan ka dhacay Kenya.Waxayna sheegtay hay’ada…

        Read More

          Madaafiic qasaaro geysatay oo xalay ku dhacday degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir

          Muqdisho Dec 22 2012 (SDN)–Madaafiic khasaaro kala duwan geesatay ayaa xalay waxaa laga maqlay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ku dhacay qaarkood Degmada Warta Nabadda ee Muqdisho. Madaafiicda oo aan la garaneyn halka ay kasoo dhaceen ayaa marqura saqdii dhexe ee xalay waxaa laga maqlay Muqdisho iyadoo lasoo wariyay in dhaawacyo kala duwan ay geesteen madaafiicdaasi….

          Read More

            Barlamanka oo kulan looga hadlayo Miisaaniyada ku yeelanaya Xarunta golaha Shacbiga

            Muqdisho Dec 22 2012 (SDN)– Barlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xarunta golaha Shacabka Soomaaliyeed kaasi oo looga hadlayo miisaaniyada dowladdu ay ku shaqeyn doonto 4-sano ee soo aadan. Kulanka maanta ay yeelanaya barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha miisaaniyda ku saabsan madaama wasiirka Maaliyada uu qeybiyay dhawaan buugaata miisaaniyada…

            Read More

              Cali Dheere “Hadii aan Kenyaanka Kismaayo lagula dagaalamin weey sheegan doonaan”

              Muqdisho Dec 22 2012 (SDN)– Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose hadii aan lala dagaalamin ay sheegan doonaan Kismaayo inay ka tirsan tahay Kenya. Wuxuu Sheegay in Kenya Soomaaliya horay ay uga qabsatay dhul Soomaaliyeed isaga oo xusay…

              Read More

                Xasan Sheekh oo kulan laqaatay Dhigiisa Kenya Maxay kawada hadleen (Warsaxaafadeed)

                Nairobi Dec 21 2012 (SDN)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqashu ku tagay Kenya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxeey kulan la yeesheen Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Mwai Kibaki. Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayo ayaa waxuu ka kooban yahay Wasiiro, Safiiro iyo Diblomaasiyiin. Labada Madaxweyne iyo Wasiiradda labada dal ayaa waxeey…

                Read More

                  Wasiirkii ugu horeeyay ee Wasaarada Maaliyada oo maanta Muqdisho lagu Aasay (Sawirro)

                  Muqdisho Dec 21 2012 (SDN)– Allha unaxariistee Wasiirkii ugu horeeyay ee Maaliyada Soomaaliya ayaa maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu Todobaadkii hore ku geeriyooday Magaalada London ee dalka Ingiriiska. Meydka Marxuum Cusmaan Axmed Rooble ayaa waxaa laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade halkaasi oo ku sugayeen mas’uuliyiin kala duwan iyo eheladiisa….

                  Read More

                    Wiil dhawaan laga la laabtay dhalashada Britain oo la tuhmayo in uu gacanta ugu jiro Sirdoonka Maraykanka

                    London Dec 21 2012 (SDN)— Qoyska wiil dhawaantan laga laabtay Jinsiyada dalka Ingiriiska ayaa waxa ay sheegeen in wiilkooda uu si qorsoodi ah gacanta ugu jiro hada Sirdoonka Maraykanka oo ka qabatay Nawaaqiga Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Abaaha dhalay wiilkan oo lagu Magacaabo Mahdi Xaashi ayaa u sheegay Wargeyska fadhigiisu yahay London ee thebureauinvestigates…

                    Read More

                      Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Kenya wadahadalana la leh Mas’uuliyiinta dalkaasi

                      Nairobi Dec 21 2012 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya. Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu gaaray Magaaladaasi halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen madaxda sare ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ku soo dhaweeyay…

                      Read More

                        Mwai Kibaki oo sheegay in weerarada Kenya ka soo dhaca laga soo abaabulo Somaliya

                        Nairobi  SDN 21 2012 (SDN)— Madaxwayanaha dalka kenya Mwai Kibaki ayaa  sheegay in dalka kenya ay ka dhaceen weeraro argagixiso  oo laga soo maleegay dalka soomaaliya kuwaasi oo uu ku eedeeyay inay ka danbeeyaan ururka Alshabab oo xiriir la leh urur waynaha Al-Qaacida. Mwai  Kibaki ayaa sheegay inay sii wado doonaan ilaalinta muwaadiniinta kenyaanka ah…

                        Read More

                          Xasan Sheekh oo maanta la kulamay wafdi ka socda dowladda Norway

                          Muqdisho Dec 20 2012 (SDN)— (Warsaxaafadeed) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xarunta Villa Soomaaliya kula kulmay Wasiirka Horumarinta ee Dowladda Norway Mudane Heikki Holmas. Kulankaas ayaa waxaa kale oo ka soo qeyb galay Safiirka Norway ee Soomaaliya iyo saraakil sar sare ee ka tirsan Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa ka hadlay in…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo caawa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Xiidanka xooga dalka

                            Muqdisho Dec 20 2012 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa munaasabad ka dhacday xarunta Villa Somomaaliya ku dalacsiiyay sagaal sarkaal oo ka tirsan ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya. Munaasabadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Cabdi Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi,Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka S/Gaas Ge. Cabdulqaadir Sh. Cali…

                            Read More

                              Wasiirka Maaliyada East-mole oo Mudisho soo gaartay lana kulanta madaxda dowladda

                              Muqdisho Dec 20 2012 (SDN)— Wasiirka Maaliyada dalka East-mole ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho,iyadoona kulamo la qaadatay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya. Markii aya ka soo dagatay garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan iyo xubno kale oo ka socday wasaaradiisa. Soo dhaweynta kaddib ayaa waxaa…

                              Read More