admin

Maxaad u baahantahay in aad ka ogaato maalmaha loo yaqaano Boxing Day ee Premier League

London Dec 25 2012 (SDN)- Boxing Day waxaa si kooban loogu maneyn karaa dhanka mashquulka ciyaaraha marka laga eego Maalmaha lagu nasto fiirsiga Ciyaarha Ingiriiska oo si isdaba joog ah u dhaca marka fasaxa ciida Kirismiska lagu jiro. Waa maalmo mashquulka Ciiyaaraha kubada cagta Ingiriisku uu gaaro meelaha ugu sareeya waxaana wada kasta oo maagaalooyin…

Read More

    Wasaarada Horumarinta Adeegga Bulshada oo maanta qalab caafimaad gudoon siisay Isbital kuyaal Muqdisho

    Muqdisho Dec 25 2012 (SDN)- Wasaarada Adeega Bulshada ayaa maanta qalab caafimaad oo ay soo dhiibtay dowladda Jabuuti ku wareejisay Isbitaka Keydsaney ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaarada Adeega Bulshada Maryan Qaasim Axmed ayaa sheegtay in maanta ay deeg caafimaad oo isu jirtay qalabka caafimadka iyo dawooyin ay gudoonsiiyiin Isbitalka Kedsaney ee Magaalada Muqdisho. Maryan Qaasim…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Guddaha oo booqday goobo Al Shabaab ay dagaa ka soo qaadi jireen

      Afgooye Dec 25 2012 (SDN)- C/xakiin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Ammniga Qaranka oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa waxa ay maanta booqdeen goobo larumeysanaa in Al Shabaab ay weeraro kaga soo qaadijireen Ciidamada dowlada ee isticmaala wadada isku…

      Read More

        Dooni ganacsato Soomaali ah u rarneyd oo ku dagtay xeebaha Maamulka Puntland

        Muqdisho Dec 25 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya deeganada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagtay doon u rarneed ganacsato Somaali ah taasi oo kusii jeeday magaalada Muqdisho. Sida u warbaahinta usheegay Wasiirka kaluumeysiga iyo qeyraadka bada ee maamulka Puntland Eng. Maxamed Xaashi doonta ayaa ku dagtay xeebaha Gobalka bari. Wuxuu…

        Read More

          Maamulka gobolka Bakool oo faah faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay gobolkaasi

          Xudur Dec 25 2012 (SDN)— Maamulka Dowladda ee Gobalka Bakool ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Bakool. Guddoomiyaha Gobalka Bakool Maxamed Cali oo la hadlay Qurbejoog.com ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar dagaal kusoo qaadeen meel 15-km ujirta Degmada Xudur ee Gobalkaasi….

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Musaveni (Sawirro)

            Muqdisho Dec 24 2012 (SDN)— War-Saxaafaddeed: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Waxayna halkaas kula kulmeen Madaxweynaha dalka Yuganda Mudane Yuweri Musaveni. Madaxweynaha waxaa ku weheliyay booqashadiisa R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Adan,…

            Read More

              Howgalo baaritaano ah oo lagu xaqiijinayo Ammaanka oo ka bilawday Magaalada Kismaayo

              Kismaayo Dec 24 2012 (SDN)— Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa saakay baaritaanno ka bilaabay magaalada Kismaayo kaas oo guri kasta baaritaan saf ah lagu maraayo. Baaritaankaan ayay sheegeen ciidamada in lagu sugaayo oo lagu xaqiijinaayo amaanka magalada kadib markii qaraxyo dhawaanaahan ay ka…

              Read More

                Barlamanka oo dib u dhigay ansixinta Miisaniyadda iyo kulanka Baarlamanka oo buuq ku soo dhamaaday

                Muqdisho Dec 24 2012 (SDN)— Baarlamaanka oo Maanta dib u dhigay ansixinta Miisaaniyadda dalka sheegayna inaan lagu cadeen miisaniyadda lacagta Ciidamada ku baxayso. Baarlamanka Somaliya ayaa maanta ka dooday ansixinta miisaaniyadda dalka somaliya ee sanadka 2013,waxaana Baarlamaanka ay ka doodeen qaabkii loo ansixin lahaa miisaaniyaddaas. Waxaa maanta dib u dhac ku yimid ansixinta Miisaniyadda sanadka…

                Read More

                  Banaabax looga soo horjeedo Madaxweyne Faroole oo ka socda Magaalad Galkacyo

                  Gaalkacyo Dec 24 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka Puntland. Banaanbaxa oo ay dhigayaan qaar kamid ah shacabka ku nool Magaalada Gaalkacyo qeybteeda Puntland ayaa waxaa lagu muujinaya sida looga xun yahay xariga iyo mudo…

                  Read More

                    Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo xalay lagu toogtay Magaalada Garoowe

                    Garoowe Dec 24 2012 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal. waxaa xalay halkaasi lagu dilay sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay maamulka Puntland. Kooxo hubaysan ayaa bartamaha Magaalada Garoowe ku toogtay ruuxaasi oo lasoo warinayo inuu ka tirsan yahay Waaxda qaadista Canshuuraha ee Maamulka Puntland halka wararka…

                    Read More

                      Wasiirka Kaluumeysiga Puntland oo ka warbixiyay shaqaale shalay laga sii dayay burcad badeeda Soomaalida

                      Garoowe Dec 24 2012 (SDN)— Wasiirka Kaluumeysiga Puntland Injineer Maxamed Faarax ayaa faah-faahin ka bixiyay xaalada caafimaad shaqaalo la socday markab ciidamada Puntland ay shalay xoog kusoo furteen. Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in xaalada caafimaad ee shaqaalaha ay yihiin kuwa wanaagsan islamarkaana aysan jirin dhibaato haysata marka laga soot ago in labo kamid ah ay…

                      Read More

                        Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo u socdaalaya Magaalada Kampala ee dalka Uganda

                        Nairobi Dec 24 2012 (SDN)— Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi oo ku sugan dalka Kenya qeybna ka ah wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayo ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyay safarka Madaxweynaha iyo qorshayaasha xiga. Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu soo gabagabeeyay socdaalkiisa dalka Kenya maanta uu uduulayo dalka Uganda halkaasi oo casumad rasmi ah…

                        Read More

                          Wasiirka Gaashaandhiga oo socdaal ku aaday wadmada ciidamadoodu ay Somali joogaan ee Kenya iyo Uganad

                          Muqdisho Dec 23 2012 (SDN)– Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ay wehliyaan xubno kamid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya. Socdaalka Wasiirka gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa wuxuu ugu horeyn ku tagi doonaa dalka Kenya halkaasi oo uu kula kulmi doono wasiirka…

                          Read More

                            Dowladda oo loogu baaqay in ay wax ka qabato Madaafiicda xiliga habeenkii ah lagu garaaco Muqdisho

                            Muqdisho Dec 23 2012 (SDN)— Qaar ka tirsan Shacabka ku nool degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley oo la hadlay Warqaad.com Xafiiska Magaalada Muqdisho ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqeen in ay ka hortag ku sameyso madaafiic markale xiliga habeenkii ah lagu soo beegsado degmooyinkaasi. Shacabkani ayaa xusay in dhowr mar madaafiic aan loo meel dayin…

                            Read More

                              Xasan Sheekh: Dowladda Kenya waxaan kala hadlay in aan La dhibaateyn Somalida dalkeeda ku nool

                              Nairobi Dec 23 2012 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Kenya uu kala hadlay inaan la dhibaateyn qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalkaasi Kenya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Kenya uu usheegay in shacabka Soomaaliyeed ay kalsoonidii ay ku tageen dalka Kenya ay ku joogaan islamarkaana aysan…

                              Read More