admin

    Munaasabad lagu xusyay 69-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaska Ciidanka booliska oo Muqdisho ka dhacday

    Muqdisho Dec 20 2012(DN) Munaasabad lagu xusayay 69-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Xaflad si weyn loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda ciidamada booliiska aya waxa ay ka dhacday dugsiga tababarka…

    Read More

    Isku Aadka tartanka Uefa Champions League wareega 16-ka oo la soo saaray

    Nyon Dec 20 2012 (SDN)–Isku aadka wareega 16ka Uefa Champions League ayaa la sameeyey iyadoo uu ka dhacay magaalada Nyon, ee dalka Switzerland maanta oo Khamiis ah. Kooxda heysata horyaalka Primera Division Real Madrid ayaa wajihi doonta kooxda Ingiriiska ah ee Manchester Uniyed, Cristiano Ronaldo ayaana kusoo laaban doona garoonkii uu ku barbaaray ee Old…

    Read More

    Raheem Sterling oo ogolaaday in uu qalinka ku duugu hesiis cusub oo uu kooxdiisa Liverpool kula sii joogayo

    Liverpool Dec 20 20120 (SDN)— Xidiga da’yar ee Raheem Sterling una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska ayaa waxa uu ogolaady in uu heshiis cusub oo 5-sano ah uu u saxiixo kooxdiisa. 18-sano jirkan ayaa lafilayaa in uu qalnka duldhigo 5-sano oo heshiis kaasi oo ka soo hormari doona Ciida Kirismiska. Sterling ayaa…

    Read More

      Dadka reer Koofur Kuuriya oo haweynay Madaxweyne u doortay Marii ugu horeysay

      Seoul Dec 20 2012 (SDN)– Haweyneydii ugu horeysay Taariikha ayaa ku guuleytay in ay noqto Madaxweynaha dalka Koofur Kuuriya kaddib doorashooyin kadhacay dalkaasi. Park Geun-hye ayaa loo doortay in ay noqoto Madaxweynaha Rasmiga ah ee dalka Kuuriyada Koofureed waxaana looga fadhiyaa in ay wax ka qabto dhibaatooyin dhaqaalo xumi ee ka jira dalkaasi. Haweynedan la…

      Read More

        DHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga gobolka Sh/hoose oo faah faahin ka bixinaya qarx ka dhacay gobolkaasi

        Marko Dec 19 2012 (SDN)– Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga Maamulka gobolka Sh/hoose Cabdulaahi Muuse Abuukar ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax maanta lala eegtay gaadiid uu la socday Guddoomiye Kuxigeenka dhanka Maaliyada gobolkaasi Halkan Ka Dhageyso Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sh hoose ee dhinaca Ammaanka oo warbixnaa Xarax ka dhacay gobolkaasi

        Read More

          Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtoyada kula kulmay Danjire Mahiiga

          Mogadishu, Dec 19 2012 (SDN)— War-Saxaafaddeed:  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaliya Ambassador Augustine Mahiga. Kulankaas ayaa waxaa uu Madaxweynaha kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin,xal u helida dhalinyarada da’da yare ee iska soo dhiibayo dhinaca…

          Read More

            Wasaarada Arrimaha Bulshada oo muddo 20-sano ah kaddib xariga ka jartay Olala Talaalka

            Muqdisho Dec 19 2012 (SDN)– Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Wasaarada Hormarinta Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jartay olalaha talaalka gobolka Banaadir. Kaddib munaasabad ka dhacday xarunta gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa wasiirka Hormarinta Arrimaha Bulshada waxa ay kaga dhawaaqady in olalaha talaalka uu ka bilaabanayo gobolka Banaadir kaasi oo ay maamuleyso…

            Read More

              Mucaaradka Afrikada Dhexe oo la wareegay Magaalooyin Muhiim ah oo dalkaasi ku yaalla

              Brea Dec 19 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ayaa sheegaya in Mucaaradka dalkasi ay la wareegeen Magaalooyin muhiim ah oo ku yaalla dalkaasi si saraakiisha dalka Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ay xaqiijiyeen. Mucaaradka Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ayaa la wareegay Magaalooyin ay ugu muhiim santahay Brea oo ah magaalo khayraad uu ka buuxo. Madaxweynaha…

              Read More

                Taliska Nabad Sugidda Soomaaliyeed oo baaq u jeediyay waalidiinta Soomaaliyeed

                Muqdisho Dec 19 2012 (SDN)— Taliska Hay’adda Nabadsugida Gobalka Banaadir ayaa ugu baaqay waalidiinta Soomaaliyeed inay caruurtooda kala soo baxaan Ururka Al-Shabaab. Taliyaha Hay’adda nabadsugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Ururka Al-Shabaab ay yihiin urur fashilmay loogana adkaaday dagaalada dalka ka socda. Wuxuu sheegay in waalidiinta Soomaaliyeed…

                Read More