admin

    Khaadigii Maxkamada gobolka Bay oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

    Baydhabo Dec 18 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa ku waramaya in Khaadigii Maxkamadda gobolka Bay lagu dilay Magaaladaasi. Khaadiga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Zakariye waxaana lagu dilay Suuqa Cirtoogte ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay. Dilka Khaadiga ayaa waxaa xaqiijiyay saraakiisha Magaalada Baydhabo ku sugan kuwaasi oo gaarya…

    Read More

      Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu la qaatay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb Maxamed Saalax Anadiif kaasi oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho. Kadib kulanka ayaa waxaa saxaafada si kooban ula hadlay wakiilka gaarka ah…

      Read More

        Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegtay in ay soo celineyso xiriirkii caalamka

        Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— Xilli uu maanta saxaafada kula hadlaye wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Xukuumadda cusub ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Baaroow Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in wasaarada cusub ee arimaha dibada ay qorsheynayso sidii ay usoo celin laheyd xiriirkii wanaagsanaa ee kala dhaxeyn jiray caalamka intiisa kale. Wasiir ku…

        Read More

          Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliyeed oo looqeybiyay Miisaaniyada dowladda ku shaqeyn doonto

          Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— 170-mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo xaadiray kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa loo qaybiyay miisaaniyada dowlada ay ku shaqaynayso sanadka soo socda. Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Sulaymaan oo ka hadlay kulanka Baarlamaanka, ayaa sheegay in qorshaha miisaaniyada ee loo qaybiyay Baarlamaanka ay ka kooban tahay…

          Read More

            NATO: Somali pirates seized no ships for 6 months

            BRUSSELS Dec 18 2012 (SDN) — NATO officials say no ships have been hijacked off the Somali coast in the second half of this year, reflecting a sharp decrease in piracy along one of the world’s busiest shipping routes. Commodore Ben Bekkering attributed the success to the continuing efforts of an international fleet along the…

            Read More

              Ciidamo AMISOM iyo dowladda ah oo lageeyay deegaano hoostaga gobolka Sh/hoose

              Marko Dec 18 2012 (SDN)— Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah-faahin ka bixiyay ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Dowladda oo la geeyay deegaano ka tirsan Gobalkaasi. Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ujeedka ciidankaasi loo geeyay deegaanadaasi ay tahay sidii looga hortagi…

              Read More

                Munaasabada lagu xusayo 40-sano guuradii ka soo wareegatay qorista farta Soomaliga oo ka furanta Jabuuti

                Jabuuti Dec 17 2012 (SDN)— Waxaa maanta munaasabado Balaaran oo lagu maamusayo sanad guuradii 40-aad ee ka soo wareegtay qorista Farta afka- Soomaaliga   si rasmi ah uga furantay  magaalada Jabuuti ee xarunta  Jamhuuriyadda Dalka Jabuuti. Munaasibadaan  ayaa waxay ka dhacaysa Hotelka Kampiski Place ee dalka Jabuuti waxaa xuska sanad guuradii 40 aad ee ka soo…

                Read More

                  Ra’iisul wasaare saacid oo faah faahin ka bixiyay wasiiru kuxigeenada uu dhawaan soo magacaabay

                  Muqdisho Dec 17 2012 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay wasiiradii uu dhawaan uu soo magacaabay. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in sababta loosoo magacaabay 20-wasiiru ku xigeen iyo 5-wasiiru dowlayaal ay tahay inay la shaqeeyan wasiirada…

                  Read More

                    Wasiirka Gaashaandhigga Soomaliya oo sheegay in aan dulqaadan doono in dharka Ciidanka lagu waxyeeleeyo dadka rayidka ah

                    Muqdisho Dec 17 2012 (SDN)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa u goodiyay dadka ku labisan dareyska Ciidamada dowladda ee dhibaateynaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka dalka. C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in aan loo dul qaadan dooni in dad ku labisan dharka Ciidamad dowladda ay waxyeeleeyaan shacbka Soomaaliyeed ee dhibaateysan waxaana uu carabka ku…

                    Read More