admin

ATMIS oo wareejisay xeradii 4aad

Kismyo June 29, 2024(QJ)-Ciidamada ATMIS ayaa ku wareejiyay Saldhigga Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Saldhigan ayaa noqonaya kii afaraad oo lagu wareejiyo wajiga saddexaad ee ciidamada ATMIS-ka ee dalka ka baxay. Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliye ku xigeenka ATMIS, Sivuyile Bam, wuxuuna ku nuux nuuxsaday…

Read More

Sucuudiga oo Soomaaliya ka bixiyay amahahii OPEC

Vienna June 26, 2024(QJ)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmahan ku sugnaa magaalada Vienna ee dalka Austria ayaa heshiis muhiim ah la saxiixday Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC Dr. Abdulhamid Alkhalifa. Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Dr. Mohammed Al-Jadaan oo ah Wasiirka Maaliyadda Sacuudiga oo…

Read More

Maalinta Xoriyada oo laga xusany Muqdisho iyo Hargeysa

Muqdisho/Hargeysa June 26, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka June oo ku beegan sannad-guuradii 64-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, isla markaana laga taago calankeenna buluugga ah ee ka dul-tagaya dhul Soomaaliyeed oo xor ah. “Waxaan dhammaan ummadda…

Read More

Soomaaliya oo QM ka dacweysay ciidamo Itoobiyaan ah oo dalka soo galay

NY June 25, 2024(QJ)-Dowland Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay dacwad ku saabsan ciidamo Itoobiyaan ah oo si sharci darro ah ku soo galay Soomaaliya, iyagoo ka soo tallaabay xuduudda ay wadaagaan. Kulanka oo looga hadlayay ammaanka Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo wakiilo ka socday…

Read More

Ciidmada Dawled Degaanka Soomaalida iyo kuwa Puntlad oo qabqabtay Magafeyaal

Garowe June 25, 2024(QJ)-Ciidamada Booliska Puntland oo kaashanaya Booliska dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay shabakad ka shaqeysa tahriibinta dhalinyarada. Taliska Booliska Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Shabakaddan oo ka kooban 8 xubnood ay ka tahriibinayeen dhalinyarada ka soo jeeda deegaanada Puntland si ay ugu wareejiyaan dadka tahriibiya ee loo yaqaano “Magafas”….

Read More

Madaxweyne Xasan oo dhaliilay damaca Itoobiya

Muqdisho June 24, 2024(QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay Shirka Wadatashiga Bulshada Rayidka ah ee Bariga Afrika ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ka go’an tahay deris-wanaagga iyo xoojinta iskaashiga gobolka si waafaqsan danaha wadaagga ah. Madaxweynaha ayaa carabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay horumarinta maalgashiga iyo…

Read More

James Swan oo ka warbiyay xaalada Soomaaliya

NY April 24, 2024 (QJ)-Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaramada Midoobay, James Swan oo warbixin ka siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay maanta ayaa xusay in “Soomaaliya ay sii wadeyso wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah ee qaranka, oo ay ku jiraan geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka iyo dagaalka ka…

Read More

21, 000 Children missing in Gaza

London April 24, 2024 (QJ) -Close to 21,000 children are missing in Gaza, according to the British aid organization Save the Children. In a report released today, the organization stated that thousands of missing Palestinian children are believed to be buried under rubble, buried in unmarked graves, harmed by unexploded ordnance, detained by Israeli forces,…

Read More

Soomaaliya oo ka fiirsaneysa hawlaha UNSOM

Muqdisho April 23, 2024 (QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa billowday wadahadallo ay la yeelanayso Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) si loo bedelo howlaheeda. Guddi farsamo oo ay magacawday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo UNSOM ayaa shalay kulmay. Wada-hadalladan oo hadda maraya heerkii ugu horreeyay ayaa la filayaa in toddobaadyada soo socda ay sii xoogeystaan, iyadoo labada…

Read More

Ardeyda Khaatumo oo u farrisaneysa Imtixaanka dawlada dhexe

Laascaanood April 22, 2024(QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka bilowday gobolada maamulka Khaatumo maamulida imtixaanaadka dugsiyada sare. Waxaa la filayaa in maalinta berito imtixaanaadka qaranka guud ahaan dalka oo dhan looga fariisto marka laga reebo maamullada Puntland iyo Somaliland, maamulka imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda waxbarashada…

Read More

Soomalaiya oo beenisay jiritaanka waalaac Al Shabaab laga qabo

Muqdisho April 22, 2024(QJ)-Villa Somalia ayaa beenisay warbixin ay shalay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters oo sheegtay in dowladda Federaalka ay dooneyso inay dib u dhigto qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warantay in dowladda Soomaaliya ay bishii hore warqad u dirtay Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika,…

Read More

Baanka Aduunka oo sheegay in Maaliyada Soomalaiya korotay

Muqdisho April 22, 2024(QJ)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyo Bankiga Adduunka. Warbixin sanadeedka dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sanadkan diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa arrimaha iyo caqabadaha ka dhalan kara isbadalka cimilada oo Soomaaliya dhinacyo…

Read More