admin

Israeli and Hamas to enter detailed negotiations to finalize the agreement

Cairo July 04, 2024(QJ) -Israel and Hamas appear to be on the verge of reaching a comprehensive ceasefire agreement and a deal regarding hostages, according to sources familiar with the talks. Israeli officials believe that Hamas’s final response will enable both sides to enter detailed negotiations to finalize the agreement, the source indicated. Israeli Prime…

Read More

Abiy Axmed oo ka hadlay midnimada Soomaaliya

Addis Ababa July 04, 2024(QJ) Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si aan gabasho lahayn maanta u sheegay in dowladdiisa aysan su’aal ka gelin midnimada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Abiy oo khudbad ka jeediyay Baarlamaanka Itoobiya ayaa caddeeyay in Itoobiya aysan daneyneynin kala go’a Soomaaliya, isla markaana aysan marnaba shaki gelin doonin midnimadeeda. Abiy Axmed ayaa…

Read More

Soomaaliya iyo QM oo ka shiray mashaariicda horumarka

Muqdisho July 03, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee Hoggaaminta Horumarka Waara ee Soomaaliya (2021-2025). Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan…

Read More

Israel approves the most extensive land acquisition in the West Bank

Ramallah July 03, 2024(QJ)  -The Israeli administration has approved the most extensive land acquisition in the West Bank in over thirty years, as the rate of land seizure in the occupied Palestinian territories reaches its highest level, according to an Israeli settlement watchdog organization. The planned appropriation, authorized by the Israeli government late last month…

Read More

Lacago ka maqan khasnada dawlada Soomaaliya

Muqdisho July 02, 2024(QJ) -Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale oo maanta shir jaraa’id u qabtay wariyaasha ayaa ka warbixiyay xogo cusub oo la xiriira baaritaanno lagu sameeyay labo xafiis oo ka tirsan hay’adaha dowladda Soomaaliya. Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa sheegay in baaritaan xoogan lagu sameeyay xafiisyada u xilsaaran maamulka…

Read More

Wadahadaldii Soomaaliya iyo Itoobiya oo la isku mariwaayay

Muqdisho July 02, 2024(QJ)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay waxyaabihii ay uga wada hadleen dalka Turkiga wafdiyo kala matalayay Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Wadahadalladan ayaa looga hadlay xiisadaha ka dhashay heshiiska badda ee ay Itoobiya la gashay Somaliland. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu…

Read More

Jabuuti oo u jawaabtay Muuse Biixi

Jabuuti July 01, 2024(QJ)-Dowladda Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay eedeymo uga yimid madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga Somaliland Muuse Biixi oo ku aadanaa in dalka Jabuuti ay ku sugan yihiin maleeshiyo ka soo horjeeda Somaliland. Wasiirka Maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaaleh, ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona lahayn, isagoo caddeeyay…

Read More

Soomaaliya oo u dabaaldegtay xuska sannad-guurada 64-aad ee xoriyada

Muqdisho July 01, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay xornimada iyo mideynta dalka, ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay xoojiyaan isku xirnaantooda, isla markaana ay ilaashadaan dhaxalkii ay ka tageen awoowyaashood. Madaxweynaha oo ah taliyaha guud ee ciidamada qalabka…

Read More

Israeli military issues orders to evacuate the eastern part of Khan Younis

Gaza July 01, 2024(QJ)-The Israeli military has issued orders to evacuate the eastern part of Khan Younis following heavy rocket fire from the Palestinian Islamic Jihad (PIJ) militants that caused significant damage in Israel. Approximately 20 rockets were fired toward several Israeli communities near Gaza, described by PIJ as a response to “the Zionist enemy’s…

Read More

Turkiga oo wadahadalsiinaya Soomalaiya iyo Itoobiya

Muqdisho June 30, 2024(QJ)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga si uu uga qeyb galo wada-hadallada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ay dhexdhexaadineyso dowladda Turkiga. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an…

Read More

AFRICOM oo ka walaacsan in Soomaaliya qaado dhabihii Afganistan

Muqdisho June 30, 2024(QJ)-Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay in kooxda Al-Shabaab ay ka faa’ideystaan ​​ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Africa ee Soomaaliya, taasi oo la filayo in mas’uuliyadda amniga ku wareejiyaan ciidamada qaranka Soomaaliya. General Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa ka dhawaajiyay cabsi xoogan oo ku aadan xilliga ay Ciidamada…

Read More

Muuse Biixi oo u digay Jabuuti

Hargeysa -Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay War ka sooyeeray Jabhad lagu ururinayo dalka Jabuuti, wuxuuna arrintaasi ku tilmaamay mid lala yaabo. Waxa uu xusay in isbahaysiga la sheegay inuu ujeedkiisu yahay xoraynta degaano ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Awdal. Biixi ayaa ku nuuxnuuxsaday in falalka noocaan ah ay yihiin kuwo aan la…

Read More

Dawlada oo beenisay wadahadal in ay la leedahay Al Shabaab

-Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wadahadal kula jirto Al-shabaab, sida uu sheegay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Xuseen Macalin waxa uu sheegay in wada xaajood kasta oo macquul ah looga baahan…

Read More