admin

    Itoobiya iyo Kenya oo ku dhawaaqay in ay taageerayaan Maamul u sameynta Jubooyinka

    Nairobi Dec 15 2012 (SDN)—Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa isku raacay inay iska kaashadaan sidii ay nabad kaga dhali lahaayeen wadanka Geeska Africa ku yaala ee Soomaaliya,gaar ahaan Deegaanada iyo Degmooyinka ku yaala koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Mas’uuliyiinta labada dowladood oo si qoraal ah hadal isku dhaafsaday ayaa waxa ay ku qeexeen hadalkooda si mideysan…

    Read More

      Shacabka ku nool degmada Dayniile oo ka cabanaya dhac ciidanka dowladda ugeestaan

      Baladweyne Dec 15 2012 (SDN)Shacabka ku nool Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ay kala kulmaan qaar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Mid kamid ah odayaasha deegaanka oo la hadlay Qubejoog.com ayaa sheegay in rag ka tirsan ciidamada Dowladda ay dhibaatooyin adag ku hayaan shacabka…

      Read More

        C/laahi Ciilmooge: Wada la qarameynayaa Ciidamada Raaskabooni iyo Ahlu Sunna

        Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo lagu tilmaami karo mid meelsare gaarsiisan. C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoojineyso xiriirka wada shaqeyn ee kala dhaxeeya maamul goboleedyada dalka ka jira waxaana uu…

        Read More

          Xuseen Carab Ciise: Waan wareejinay hantidii dowladda ee aan ku shaqeyn jirnay

          Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)— Wasiirkii hore ee gaashandhigga ee xukuumadii hore Xuseen Carab Ciise aya soo dhaweeyay magacaabista wasir dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada cusub ee shalay lagu dhawaaqay. Xuseen Carab ciise oo haatan ah Xildhibaan ka tirsan dowladda somalia ayaa sheegay in loo baahanyahay in fursad la siiyo xukuumadda cusub wuxuuna tibaaxay in…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay Guddoomiyaha barlamanka Jabuuti

            Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay dhismaha Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya Guddoomiyaha dalka Jabuuti iyo wafid uu hogaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho. Casha sharafta uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya u sameeyay Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti Idir Cali ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha barlamanaka Soomaaliyeed,Ra’iisul…

            Read More