DHAGEYSO:Tababaraha Kooxda Hiiraan oo ka warbixinaya Diyaargarawga ay ugu jirayaan Tartanka Golada
Baladweyne Dec 14 2012 (SDN)- Dhageyso Macalinka Kooxda Hiiraan oo Ka Hadlaya Ciyaaraha Gobolka

qurbejoog
Baladweyne Dec 14 2012 (SDN)- Dhageyso Macalinka Kooxda Hiiraan oo Ka Hadlaya Ciyaaraha Gobolka
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Jawaari oo uu wehliyo dhigiisa Jabuuti ayaa maanta qudbad u jeediyay shaqaalaha dakada Muqdisho. Halkan Ka Dhageyso Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliyeed oo la hadlaya Shaqaalaha Dekada Muqdisho
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Barlamanka dalka Jabuuti oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta la hadalay Shaqaalaha dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho. Halkan Ka Dhageyso Guddoomiyaha Barlmanka Jabuuti oo la hadlaya Shaqalaha Dekada Muqdisho
Halkan Ka Dhageyso Warsaxaafeedka lagu soo dhameystiray Xukuumada SACID
Baladweyne Dec 13 2012 (SDN)- Tabaraha Ciyaartoyda ku dheesha Magaca gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay bilaabeen tababaro ay ugu diyaar garoobayaan ka qeybgalka Koobka gobolada dalka oo dhawaan la filayo in uu ka furmo Gobolka Banaadir. Maxamed Cabdulaahi Buraale oo loo yaqaano Raaxeeye ayaa tilmaamay in diyaar garow xoogan ay ugu jiraan tartanka gobolada…
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkoodii todobaadlaha ah ee ay khamiis walba yeeshaan ayadoo shirka Todobaadkanna looga hadlay qodobbo xasaasi ah. Shirka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa shir gudoominayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxaana ugu horeyn shirka warbixin ku aadan…
NAIROBI, Kenya (SDN) — An intelligence message intercepted from an al-Qaida-linked Somali militant group shows that the rebels are being offered up to $8,000 as a reward for killing Kenyan security officers, a Kenyan official said Thursday. The rewards are enough incentive to motivate some youths in the eastern Kenya town of Garissa to carry…
Nairobi De 13 2012 (SDN)-Mas’uuliyiinta dalka Kenya ayaa shaaciyay in Xarakada Al Shabaab dilka Askarta Kenyatiga ah ay ku bixiyaan dhaqaalo aad u farabadan. Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in arrintan ay ogaadeen markii ay dhaxgaleen fariin Al Shabaaba ay soo direen taasi oo ay ku sheegayaan in 8-kun oo doolar ay ku bixinayaan Abaalmarin…
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Idiris Cali iyo mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti. Kulankaas waxaa kala qeyb galay Madaxweynaha, Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Professor Maxamed Sheekh Cusman Jawaari iyo mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka…
Yokohama Dec 13 2012 (SDN)— Kulankan oo ahaa Semi Final-ka koobka kooxaha aduunka CWC kana dhacay garoonka Nissan Stadium ee magaalada Yokohama ayaa ku bilowday jawi dardar lahaa ayadoo labada kooxood ay ku dadaalayeen in mid kastaaba tan kale gool kala hormarto. kooxda ka socotay wadanka England ee heysata horyaalka reer Yurub ee Chelsea ayaana…
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti iyo sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulan la qaateen shaqaalaha dekada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay Dekada Magaalada Muqdisho ayaa labada masuul waxa ay kulanka la qaateen dhamaan shaqaalaha Dekada Magaalada Muqdisho oo ay kala hadleen arimaha dekada Muqdisho. Markii shaqaalaha Dekada…
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Dowlada Kenya ayaa ka walaacsan in weeraro argagixiso oo hor leh ay ka dhacaan gudaha dalka Kenya, inta shacabka Kenya ay ku guda jiraan u dabaal degida sanadka cusub. Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay heegan buuxa ay gelisay ciidamadeeda ammaanka, iyadoo ka digtay weeraro ka dhan ah shacabka…
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dowladiisu ay wiiqday Awoodii Al Shabaab islamarkaana ay wadaan in maamulkooda ay ku baariyaan meelo badan oo dalka ka mid ah. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Waxgarad ay u direen goobaha…
New York Dec 13 2012 (SDN)- Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa canbaareyay Gantaalkii ridada dheeraa ee ay dowladda Waqooyiga Kuuriya ay tijaabisay kaasi oo lagu tilmaamay in uu carqaladeynayo Ammaanka caalamka. Madaxweynaha golaha ee waqtigan Mohammed Loulichk oo ah Ambasadorka Maroco u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa tilmaamay in talaabada ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabisay gantaal…
Jowhar Dec 13 2012 (SDN)—Saraakiisha Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay sii wadi doonaan dulaanka ay Al Shabaab kaga saarayaan deegaanada ay kaga harsanyihiin Soomaaliya. Janaraan C/Kariin Yuusuf Aadan (Dhaga Badan) Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo saxaafadda la hadlayay isagoo ku sugan Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf oo maanta ka qayb galay Munaasabad Tababar loogu soo xiray 90 Howlwadeen oo isugu jira Xer Ilaaliyayaal, kaaliyaal iyo gaarsiiyayaal ka howl-galayay garsoorka dalka ayaa waxaa uu gudoomiyaha ugu horayn waxaa uu la dar daarmay Howlwadeenadaas. Gudoomiyaha ayaa ka codsaday qaybahaas kala duwan ee howl wadeenada ah…
Muqdisho Dec 12 2012 (SDN)— Wararka naga soo gaarayo dalka Kenya ayaa ku waramaya in ciidamada Booliiska dalkaasi ay gacanta ku dhigeen ilaa iyo lix ruux oo ay kaga shakisan yihiin inay xiriir la leeyihiin Ururka Al-Shabaab islamarkaana ay doonayeen in weeraro ay ka geystaan qeybo ka mid ah dalka Kenya. Dadkaan ayaa laga qabtay…
Dhoobley Dec 12 2012 (SDN)—Dad goob jogayaal ah oo ku sugan magaalada Dhooblay ee u dhaw soodinta Kenya ayaa waxa ay wakalada Anadoliyaan ee wararka u baahisa dawlada Turkiga ay u sheegeen in tiro badan oo ciidmada Kenya ay soo buux dhaafiyeen soodinta ay wadaagaan soomaaliya iyo Kenya halkasi oo ay ka wadaan baaritano la…
Garacad Dec 12 2012 (SDN)—Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamada maamulka Puntland ee mariniska iyo kooxaha burcad badeeda Soomaalida ku dhexmaray deegaanka garacad ee Gobalka Mudug. Sida uu Warabaahinta Magaalada Muqdisho u sheegay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur weerar qorsheysan ayuu sheegay inay ku…
Muqdisho Dec 12 2012 (SDN)- Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Howlaha guud,gaadiidka iyo Dekadaha iyo sidoo kale safiirka Jaamacada carabta ee Soomaaliya Maxamed Idiris ayaa waxaa looga hadlay sidii Jaamacada carabta Soomaaliya ay u taageeri laheyd. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarada ee Magaalada Muqdisho ayaa markii uu soo dhamaaday kulankaasi…