admin

    Guddoomiyaha barlamanka Jabuuti oo Muqdisho booqasho ku yimid

    Muqdisho Dec 12 2012 (SDN)—Guddomiyaha barlamanka dalka Jabuuti ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoo ay garoonka Aadan Cade ay ku soo dhaweeyeen Guddoomiyaha barlamanka Soomaaliya iyo kuxigeenadiisa. Idiris Aar Naaquud Cali Guddoomiyaha barlamanka Jabuuti ayaa markii uu ka soo dagay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho waxa uu la hadlay Saxaafada waxana uu sheegay…

    Read More

      Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo barlamanka ay su’aalo weydiiyeen

      Muqdisho Dec 11 2012 (SDN)— Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa hortagay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya kuwaasi oo su’aalo lagu weydiinaye halkaasi. Kulanka oo ahaa mid su’aalo lagu weydiinaye wasiirada kala ah wasiirka gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka arimaha dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxu ka dhacay aqalka Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka…

      Read More

        Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo soo dhaweeyay la wareegida Magaalad Jowhar

        Muqdisho De 11 2012 (SDN)—Iyadoo ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dhawaan gacanta ku dhigeen Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir wuxuu soo dhaweeyay horumarada ciidanka ay ka gaareen Gobalkaasi. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in…

        Read More

          Baarlamanka Soomaaliya oo yeeshay kulan ay arimo kala duwan kaga hadleen

          Muqdisho De 10 2012 (SDN)— Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho wuxuu ku yeeshay kulan ballaaran oo ay kaga hadleen arimo dhowr ah. Kulanka ayaa sidii caadada aheyd waxaa daah furay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari iyadoo kadib Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay guda galeen ka hadalka ujeedka kulanka. Ujeedooyinka ugu waaweyn ee kulanka ayaa…

          Read More

            Booliiska deegaan hoostaga Mombasa oo dilay saddex ruux 10-kalena xabsiga dhigay

            Mombasa De 10 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Mombasa deegaano hoostaga ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ciidamada Booliiska tuulo halkaasi ku taala ay ku dileen saddex ruux. Falkaan ayaa wuxuu ka dhacay Saldhiga Freretown ee deegaanka Kisauni xalay saqdii dhexe ee Magaalada Mombasa dalka Kenya. Koox looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in qorshe looga saarayo Ciidamada Muqdisho uu soconayo

              Muqdisho Dec 10 2012 (SDN)—Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu socdo qorshe guud ahaan Magaalada Muqdisho looga saarayo ciidamada wata hubka ee ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inay badatay cabashada shacabka Soomalaiyeed kasoo yeeraysa ee ku aadan askariga wata hubka ee ka tirsan dowladda Soomaaliya ee dadka dhibaateeya. Wuxuu…

              Read More

                Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo sharaxay deeqo Soomaaliya loogu deeqay

                Muqdisho De, 09, 2012 (SDN)— Garoonka Muqdisho waxaa maanta kasoo dagay Wasiirka Wasaarada maaliyada Xukuumadda Soomaaliya kadib safaro uu ugu maqnaa dalka dibadiisa oo uu maanta dalka dib ugu soo noqday. Wasiirka maaliyada ayaa markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho wuxuu la hadlay warbaahinta isaga oo faah-faahin ka bixiyay socdaalkiisa uu dalka…

                Read More

                  Nabad Sugidda oo soo bandhigtay Rag ay sheegtay in ay ka tirsanyihiin Xarakada Al Shabaab

                  Muqdisho De, 09, 2012 (SDN)—Taliska ciidamada Nabadsugida ee Gobalka Banaadir ayaa maanta xarunta taliskaasi wuxuu kusoo bandhigay rag ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Nabadsugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Shabeelaha hoose ay isu soo dhoobeen…

                  Read More