Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
Muqdisho Nov 30, 2012 (SDN)—Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxuu goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdigii uu hogaaminaayay kuwaas oo safaro dhowr ah ku soo kala bixiyay waddamo ku yaal geeska Africa. Wafdiga uu madaxweynaha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna…
