Taliyihii Ciidamada Ilaalada Wadooyin oo Muqdisho lagu dhaawacay
Muqdisho Dec 04, 2012 (SDN)— Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka ee Dowladda Cali Xersi Barre Cali Gaab ayaa la sheegay in maanta askari ka tirsan Dowladda uu fal dhaawac ah ugeestay. Cali Gaab ayaa la sheegay in xilliga falka dhaawaca ah uu soo gaaraye askari ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya ay isugula dhageyn qori kadibna sidaasi…
