Dagaal ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose
Kisamaayo Dec 07, 2012 (SDN)— Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dawlada iyo shababa ayaa waxa la sheegayaa inuu ku dhex maray saakay magaalada kismaayo ee xarunta Juabada hoose ,dagaalkaas oo ka dhacay xaafada lagu magacaabo Farjano sida la tilmaamo waxaa weerarka ay soo qaaday Shabaab. Qasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa waxaa la sheegaya inuu hal qof…
