admin

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kulan la qaatay Raysul Wasaare Cameron

    London Feb 22,2012(SDN)-Ra’isal Wasaaraha Dawlada Ingiriiska David Kamaroon ayaa Maanta si gaar  ah ugu qaabilay Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo Weftiga uu hogaaminayo ee Ku Sugan Magaalada London. Banaan baxa weli noociisu hore uga dhicin dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu beegay xili uu Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku isu diyaarinayay Kulan uu…

    Read More

      Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo soo dhaweeyay xeer ay ansixiyeen Gollaha Wakiilada

      Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee   Qaranka Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Hambalyeey go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku meel mariyeen xeerka la dagaalanka Budhcad badeedka iyo kala wareejinta Maxaabiista. waxa uu Xeer ilaaliyaha Guud iftiimiyay in Xeerarkani yihiin kuwo baahi weyn loo qabay isla markaana wax weyn ka tari doona Ciqaab marinta iyo Maxkamadaynta eedaysanayaasha…

      Read More

        Arday maanta u anbaxday dalka Maleesiya oo deeq waxbaro ka heleen

        Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada Khadar Axmed Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha Fulinta Xidhiidhka Jaaliyadaha ee Wasaarada Arrimaha Dibada C.Casiis Axmed Muuse ayaa Maanta sii Sagootiyay Lix arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacada Al-Bukhaari ee dalka Maleesiya . Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Fulinta…

        Read More

          Hargeysa oo lagu qabtay munaasibad lagu weyneynayo Afka Hooyo

          Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxaa Munaasibadan soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,ardayda, macalimiinta,  Aoon yahano iyo…

          Read More

            Banaan-bax Noociisa aan hore loo arag oo reer Somalilanmd ay ku qabteen London

            London Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland. Shacabka reer Britain ayaa isu soo baxooda waxa ay ku muujinayeen goaankooda qadiyadeed ee gooni isu taaga Somaliland. Sidoo kale waxa isu soo baxayaashu u jeedinayeen…

            Read More

              Iran oo bilowday dhoolatus ciidan

              Tehran Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Islaamiga ah ee dalka Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoola tus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo difaaci lahaa xarumaha Nukliyeerka ee wadankaasi hadii weerar lagu soo qaado. Xukuumada Tehraan ayaa balan qaaday inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto cid…

              Read More

                Reer Yurub oo kaabay Dhaqaalaha Giriiga,maxeyse xaalada ka bedeleysaa?

                Brusselles Feb 22,2012(somalidiasporanews.com)-Dawladaha ku bahoobey midawga Yurub ayaa isu gabal dhacsaday si ay uga gaaraan goaan in dawlada Giriiga la amaahiyo wejigii labaad ee lacago lagu bari taarayo dhaqaalaha dalkaas musalafka qarka u saaran. Dawladaha Reer Yurub ee wadaaga lacagta ayaa in dhawaalaba eegayay in Giriigu fuliyo shuruudo ay ku xidheen bixinta amaahaha dalkaasi sida…

                Read More

                  Kenya oo Shabaabka ku eedeysay in ay cunaqabateynayaan shacabka Jubooyinka

                  Nairobi Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Kenya ayaa ku eedeysay kooxda Al Shabaab ee ka arimisa inta badan konfurta Soomaaliya in ay ogaan isaga hortaagtay raashin dadka ku hoos nool maamulkooda. Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeedu intooda badani ay todobaadyadii la soo dhaafay ku hawlanaayeen raashin qeybin halkii ay ka fulin lahaayeen hawgalo ka dhan ah shabaabka….

                  Read More

                    Al-Shabab recruiting Somali children as fighters and for forced marriage, report says

                    TORONTO— The armed Islamist group Al-Shabab is increasingly recruiting Somali children, some as young as 10, forcing them to become fighters and wives, according to a Human Rights Watch report released Tuesday. Its ranks dwindling following a spike in fighting, the al-Qaeda-affiliated group has turned to children to bolster its numbers, said the study, based…

                    Read More

                      Jaamacada Golis oo abaal marin siisay ardeydii ugu sareeysay qeybaha Jaamacadaa

                      Hargeysa Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Munaasibad ay soo agaasimeen maamulka Jaamacada Golis ayay ku shaaciyeen inay ka dhaafeen Lacagtii ama Fiigii Jaamacadda Laba iyo Labaatankii arday ee ugu sareeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacadaasi ka kooban tahay. Munaasibadaasi oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa ayaa waxaa hadal ka soo jeediyay Gudoomiyaha Jaamacada Golis Dr Siciid Axmed…

                      Read More