admin

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay ACP iyo mas’uuliyiinta Belgium

    Brussels Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda Caalamiga ah ee Africa, Caribbean iyo Pacific (ACP) isla markaana kormeer ku tagey Safaarada Soomaalida ee Belgium iyo…

    Read More

      Mucaaridka iyo Muxaafidka Jabuuti oo siyaabo kala duwan London ugu soo dhaweyn doona madaxweyne Geelle

      London Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geelle ayaa dhawaan gaari doona magaalada London si uu uga qeybgalo shirka Britain u qabaneyso Soomaalida todobaadkan. Jaaliyada reer Jabuuti ee London ayaa qorsheynayaa soo dhaweynta madaxweyne Geelle kolka uu halkaa gaadho maalmaha ina soo haya. Mucaaridka iyo Muxaafidka ayaa qorsheynayaa soo dhaweyn kala duwan oo mudici…

      Read More

        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kolkii u horeeysay Safar u baxay kiyoon Xirsi la socon,maxay tahay sababtu?

        Hargeysa Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa todobaadkan u anbabaxay safar uu ku tegay dalka Britain oo uu uga qeybgalayo Shirka Soomaalida ee London lagu qabanayo Khamiista in soo aadan. Madaxweynaha ayaa kolkii u horeysay garabkiisa midig laga waayay ruuxa uu kalsoonida ugu weyn ee siyaasadeed uu ku qabo waa wasiirka Madaxtooyada Md…

        Read More

          Ciidamada cirka Kenya oo duqeeyntii Jubooyinka kordhiyay

          Qooqaani Feb 21,2012(qurbejoog.com)-ciidamada Kenya ayaa kordhiyay duqeymo ay ku hayeen degaanada Shabaabku ku xoogan yihiin ee ku teedsan degmada Qooqaani iyo Afmadow dhawrkii maalmood ee ina dhaafay. Taliyaha ciidamada Kenya ee ku sugan guddaha Soomaaliya Lt Col Jeff Nyagah ayaa sheegay in Shabaabku xoogoodii ciidan ay Konfurta isugu geeyeen,isla markaana aanu weli xaqiijin karin khasaaraha…

          Read More

            Gudidda la socodka Nuclearka ee QM oo Tehraan gaadhay

            Tehran Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Magaalada  Tehran  ee xarunta  wadanka  Iiran  waxaa  gaadhay   koox  ka socota  wakaaladda  quwadda  atoomiga  u qaabilsan  qaramada  midawday IAEA. Booqashada  khubaradaasi  ayaa qaadan doonta  muddo laba  maalmood ah,  waxaanay  saraakiishu sheegeen  inaanay  ahayn  mid ku salaysan  hawlo baadhitaano ah,  balse  ay  tahay  socdaal ay  kulamo kula yeelayanaan saraakiisha  waddankaasi. Madaxa  waftiga  ka socda …

            Read More

              Somalis raise concerns about London conference agenda

              Somalis living in the UK say diaspora groups have not been properly consulted ahead of Thursday’s international conference in London aimed at setting a course for a country ravaged by war for two decades. Somali representatives of UK organisations addressed some of the questions raised by readers at a roundtable organised by Global development on…

              Read More

                Kenyan airforce hits Somali town

                Nairobi. Kenyan troops intensified attacks on Al-Shabaab in Somalia with air strikes on a key rebel settlement at the weekend.They carried out air strikes in Xhwayo Town, 30 kilometres from Belles Qoockani Town on their way to Afmadow. The commander of Kenya’s forces in central Somalia, Lt Col Jeff Nyagah, said Al-Shabaab insurgents had concentrated…

                Read More

                  Dayactirka Wadooyinka degmedda Gacan-libaax oo la dardargelinayo

                  Hargeysa Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Hargeysa (DHH)- Guddoomiyaha degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa Khadar Cismaan Guulleed, ayaa maanta sheegay inay dardargeliyeen adeegyada ay u hayaan bulshada ku dhaqan degmadaasi gaar ahaan horumarinta jidadka iyo adeegyadda bulshadda. Khadar Cismaan Guulleed wuxuu sheegay inay saaka soo cabireen laba goobood oo ay dawladda Hoose ee Hargeysa ka hirgelin doonto laba barkadood…

                  Read More

                    Somali group praise for MP’s khat battle

                    MP Mark Lancaster has been honoured for his fight to ban the drug Khat. The member for Milton Keynes North was praised for his efforts by Milton Keynes Somali Association last week. Khat is a shrub which contains cathinone, an amphetamine-like stimulant, which is said to cause excitement, loss of appetite and euphoria. It is…

                    Read More

                      What role for the diaspora in Somalia’s future?

                      In the run-up to the 23 February London conference on Somalia, a flurry of meetings have been held with Somalis in the diaspora to elicit their thoughts on the way forward for the country. This kind of engagement may be unprecedented; the Foreign Office’s efforts to include as many people as possible in this consultation…

                      Read More

                        NAFTAYDAAN NACAY ee sidaan u Daaweeyaa?

                        Waa waajib ina saaran in aynu   ku dadaallno ilaalinta caafimaadkeenna jidhka, innagoo joojinayna  cabbista Sigaarka, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, waxaan wax  uga qaban karnaa  cafimaadkeenna xaga nafsaaniga ah. Barashada is-dejinta (Learning to relax) Tani waa xirfad qof kasta ay tahay inuu barto. Waxa jira buugaag iyo cajalado…

                        Read More

                          Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo soo gaaray Brussels

                          Brussels Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU). Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa casuumad rasmi ah ka helay madaxda Midowga Yurub oo uu kala hadli doonaa arrimaha Soomaaliya, horumarka baaxadda leh…

                          Read More

                            Reysul wasaaraha Britain: Dhalinyaro dalkan u dhalatay ayaa maskaxdooda lagu sumeeyay Soomaaliya

                            London Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Raysul wasaaraha dalka Britain ayaa maanta ka hadli doona qaar ka mid ah sababha dalkiisu Soomaalida ugu qabanayo shirka caalemiga ah ee London ka furmaya 23ka bishan. Reysul wasaaraha ayaa sheegay in dhalin fara badan oo ka soo jeeda Soomaaliya balse heysta dhalashada dalka Britain in ay haatan ka dagaalamayaan Soomaliya ayna dhici…

                            Read More

                              Shabaab oo weeraray saldhig Boolis oo Garisa ku yaal,askerina dilay

                              Garisa feb 20,2012(qurbejoog.com)-Meelishaad ka tirsan ciidamada Shabaabka ayaa fiidnimadii xalay weeraray saldhig Booliis oo ku yaal duleedka magaalada Garrisa ee Woqooyi Bari Kenya,sidaana waxa saxaafada u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan Booliska dalkaasi. Shabaabka ayaa weerarka ay ku qaadeen saldhiga Booliska waxa ay ku dileen mid ka mid askartii halkaa ku sugneyd,waxaaney dhaawaceen mid kale. Shabaabka…

                              Read More

                                Masar oo Safiirkeedii uga yeedhatay Syria

                                Qahira Feb 20,2012(qurbejoog.com)-Dawladda Masar  ayaa maanta  go’aansatay  in ay  u yeedhayso  safiirkeedii  u fadhiyey  caasimadda dalka  Suuriya  ee Dimishiq, iyadoo fulinaysa  cadaadiska  ururka Jaamacadda  carabtu  ku hayso  xukuumadda Bashaar Alasad. Waxana hore safiiradoodii uga  yeedhay Dimishiq dawladaha iskaashiga  Khaliijka  carabta,  iyagoo  ugu  baaqay  dadka  u dhashay  wadamadooda  ee ku sugan  Suuriya  in ay  dalkaasi si…

                                Read More

                                  XUKUNKII SIILAANYO IYO XISBIGII KULMIYE MA WAXAA UU NODAY QORAX CASAR JOOGTA IGU AMAAHIYAAY?

                                  Waad salaaman tihiin dhamaantiin meel kastoot joogtaanba Mawduuca magaciisa iyo dalku waxaa uu ku sugan yahay isku qiyaasa waxaad aragtaan ama aad maqashaan maalin walba Nin baa waxaa uu yidhi anagu ku sheegi mayno yaan camalkaagu ku sheegin. Waxaa fiican inaan ku cibaaro qaadano maalin walba taariikhdan cajiibka ah ee Ilaahay horteena ku kala badalayo…

                                  Read More