admin

    The NYPD’s Buffalo Connection

    The New York City Police Department sent at least four officers to Buffalo, N.Y. to spy on that city’s Somali community, according to an internal Intelligence Division “briefing report” obtained by NYPD Confidential. The NYPD launched its upstate spying operation even though the briefing report notes that the department’s key Buffalo law enforcement official helping…

    Read More

      Banaabaxyaashii Somaliland oo Fariin cad u diray beesha caalamka Iyo Cadowga Somaliland oo Ciil la Caraabay!!

      Marka hore waxaan halkan ka salamaya somalidiasporanews oo runtii hawl warbaahineed oo balaadhan u haysa bulshada somaliland meelkasta oo ay jooganba. Inta ka dib, waxaan halkan doonayaa inaan laba erey ka idhaahdo oo hambalyeeyo banaabaxayaashii reer somaliland ee wacdaraha lama ilaaban ka ah ka dhigay afaafka hore ee No 10 downing street oo ah goobta…

      Read More

        Xaalada Syria oo ka sii dareysa iyo xukuumada oo sheegtay in dastuurkii dalkaa la ansixiyay

        Dimishiq Feb 28,2012(SDN)-Ciidamada Wadanka Suuriya ayaa sii wada duqaynta ay ku hayaan dhulka ay gacanta ku hayaan Mucaaridka ka soo hor jeeda ee deegaanada xaga waqooyi galbeed ku yaala Idlib. Wariyayaasha ayaa sheegaya in Ciidamada Xukuumadu ay hubka culus ee milateriga iyo lidka diyaaradaha ay ku garaaceen mandaqada ay dadka rayidka ahi ku nool yihiin…

        Read More

          Xiisad ka dhalatay xil kala wareejintii madaxda Yemen

          Sanca Feb 28,2012(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Yemen Cabdu rabuu Maansuur Al Haadi ayaa si rasmi ah xilkii ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Wadankaasi Cali Cabdale Saalax kadib markii ay dalkaasi ka dhacday doorasho xor ah. Xil wareejintan oo ka dhacday Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Sanca ayaa Cali Cabdale Saalax waxa uu xilkii hogaaminta dalkaasi si…

          Read More

            Wasiirada Madaxtooyada iyo Kalluumaysiga Somaliland oo ka soo noqday safar aan la shaacin oo ay Jabuuti ku tegeen

            Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geeljire” ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhamaysteen booqasho shaqo oo ay ku tageen dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii ay ka soo…

            Read More

              Daraasad lagu sameeyay Qorshaha Magac bedelka iyo Ansixinta Xaafadaha iyo Wadooyinka Caasimada Hargeysa oo la soo afjaray

              Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Aqoon isweydaarsi mudo laba cisho ah u socday Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Caasimada Hargaysa lagagana hadlayay Qorshaha Magac bedelka iyo Ansixinta Xaafadaha iyo Wadooyinka Caasimada ayaa Maanta lagu soo gabo gabeeyay Mount Royal Huteel . Aqoon isweydaarsigan oo ay iska kaashadeen hay’ada Un Habitat iyo Dawlada Hoose ayaa lagu gorfeeyay hirgelinta barnaamijkan kaas…

              Read More

                Xisaabiyeyaasha Dawlada oo aqoon isweydaarsi looga furay Hargeysa

                Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Axmed ayaa Maanta u furay aqoon is weydaarsi ay ka qayb qaadanayaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha dawlada kaas oo ka qabsoomay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee Caasimada Hargaysa . Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay ahmiyada loo qabo in…

                Read More

                  Dawlada Koonfur Africa oo shaacisay in ay kordhineyso la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida

                  Durban Feb27,2012(SDN)-Dawlada Koonfur Africa ayaa walaac ka muujisay amniga maraakiibteeda ganacsi ee mara baddaha geeska Africa,sidaa waxa saxaafada u sheegay haneeneyda ah wasiirka Gaashaandhiga ee dalkaasi. Lindiwe Sisulu ayaa sheegat in ciidamada badda ee dalkaasi ay haatan uun gurmad u fidiyaan maraakiibta ay burcadu weerarto,ayse tahay in ka hortag la sameeyo iminka wixii ka danbeeya….

                  Read More

                    UK Somalis react as London gathering pledges support

                    World leaders meeting in London have reached agreement on seven key areas during talks to try and secure a brighter future for war-torn Somalia. These include security, piracy, terrorism, humanitarian assistance, local stability, a reinvigoration political process and international co-operation. UK Prime Minister David Cameron said: “There is no simple solution that will make all…

                    Read More

                      Al-Shabab: Moroccan militant killed by US drone

                      Somali militants say that a Moroccan was killed in a strike that a U.S. official said was carried out by an American drone. The statement Saturday on an al-Shabab website named the dead Moroccan as Sheik Abu Ibrahim. The statement said two others — including a second foreigner — were killed in the overnight Friday…

                      Read More

                        Somali is freed after five years without conviction

                        Osman Omar is overwhelmed at the prospect that he could see his eight-year-old son outside prison walls after spending five years behind bars for a crime he insists he never committed and for which he has not been convicted. “I’m still asking myself if it is possible after all this suffering,” the Somali told The…

                        Read More

                          War-murtiyeedka la isku raacay ee ka soo baxay shirka London, (akhriso 26-ka qodob ee la soosaaray)

                          London 23, Feb.2012 (SDN)- Waxa la soo gebogabeeyay shirkii arrimaha Soomaaliya ee maanta lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Shirkan oo madax badan oo caalamka ka kala timi ka qaybgalay, waxa la soosaaray war-murtiyeed 26 qodob ka kooban, wuxuuna u dhignaa sidan; Hordhac 1.    Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Oslo, Norway

                            Oslo Feb 26,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda Dowladda Norway. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo ambabaxay London oo uu uga qeybgalay shirkii 23ka Febraayo.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu madaxda Norway kala…

                            Read More

                              Isu duwaha Caafimaadka ee gobolka Maroodijeex oo ka waramay talaalka caruurta

                              Hargeysa Feb 26,2012(SDN)-Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Maroodi jeex Dr Axmed Xasan Goole ayaa maanta ka warbixiyay maalmaha talaalka caafimaadka caruurta oo la soo gabo gabeeyay. Waxa uu Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex u tilmaamay in guud ahaan talaalkii hooyada iyo dhalaanka la gaadhsiiyay deegaanada hoos yimaada gobolka     Maroodi jeex ….

                              Read More

                                Xukuumada Somaliland oo u mahadcelisay Jaaliyadaha Reer Yurub

                                London Feb 26,2012(SDN)-Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, ayaa bogaadiyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirweynihii London oo uu tilmaamay inay guul weyn u soo hooyeen Somaliland. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, oo…

                                Read More

                                  Hague should watch his words. British meddling may lead to Somalia’s demise

                                  Thursday’s London conference on Somalia is portrayed as a bold attempt, in the words of the foreign secretary, William Hague, “to change the dynamic from one of inexorable decline to an upwards trajectory of gradually increasing stability”. The hope is to diminish the considerable internal and external dangers posed by “the world’s most failed state”….

                                  Read More