admin

    Man pleads guilty in Minn. Somali terror case

    MINNEAPOLIS — A Somali-American man has admitted he raised money to help send people from Minnesota to Somalia to fight with al-Shabab. Twenty-seven-year-old Ahmed Hussein Mahamud pleaded guilty Monday to one count of conspiracy to provide material support to a foreign terrorist organization. Mahamud admitted that in the summer of 2080, he and others raised…

    Read More

      Ma Dhabaa in labada Aqal Baarlamaan ee Somaliland ay dabarkii ka fureen xukuumada?(Dhegeyso)

      Hargeysa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa Dabarkii ka hortaagnaa xukuumada iyo shaqsiyaadka reer Somaliland ka qeybgalka Shirarka Soomaalida goaan aqlebiyada wax uga bedelay. Goaanka ayaa kolka aad u fiirsato waxa uu u qoran yahay si dhab ahaantii aan ka turjumeny rabitaankii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ahaa ka qeybgalka shir walba nooca uu doono…

      Read More

        Shirkii ICG oo lagu soo gabogabeeyey Djibouti

        Jabuuti Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement).   Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii…

        Read More

          Qaar ka mid ah Culimada Canada oo Fatwa ka soo saaray in gacanta loo qaado Dumarka

          Ottawa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Mid ka mida Imaam yada dalkan Canada ayaa maanta soo saaray Fatwa lagu qaadacayo isla markaana Diinta suuban Islamka looga fogeynayo falal dhaqameedyada ay ka mid yihiin waxyeelo loogeysto Dumarka. Imam Sayid Soharwardy oo ah madaxa hogaanka sare ee muslimka Canada ayaa maanta Masjid ku yaal magaalada Mississauga ka soo saaray Fatwadan lagu…

          Read More

            Dawlada Itoobiya oo Wefdigii Cali Khaliif uu wetay ku qancisay in ay wadahadal la galaan Somaliland,iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Adis ku fool leh

            Adis Ababa Feb 05,2012,(qurbejoog.com)-Wefdi ka kooban ergedii dhawaanta maamulka Khaatumo uga dhawaaqday shirkii Taleex oo uu horkacayo Reysul wasaarihii dawladii Carta Md Cali Khaliif Galeydh ayaa kulamo ay la yeesheen madaxda dawlada Itoobiya la iskula soo qaaday waxa maamulka ay ku dhawaaqeen mandaqada ku soo kordhin karto. Ilo wareedyo ku sugnaa kulamadii labada dhan dhex…

            Read More

              Turkish intervention in Somalia as selfish, says Al-Shabaab

              The radical Islamist group Al-Shabaab has dismissed Turkish intervention in Somalia as selfish.  Sheikh Abdulkadir Mumin, a senior officer of the group opposing the Transitional Federal Government in Somalia, criticised the role of Turkey in Somalia saying their mission is to poison Somalis saying that the humanitarian foods and medicines brought to Somalia by Turkish…

              Read More

                Somalia hails Iran’s Humanitarian aid

                Ahmad Mohammad Hassan, President of the Somali Red Crescent Society has expressed gratitude to Iran for Tehran’s significant contribution of humanitarian aid to the famine-stricken African nation, Press TV reports. “[We are here] to express our appreciation and thanks to the Iranian Red Crescent for the assistance they have provided for the Somali people,” Ahmad…

                Read More

                  Reer hargeysoow Xaqa maxaad U Huwinaysan Dulimarkhaatiyada

                  Sheikh maxamud geele ilaahay buu idinka ashtakeeyey waar hooy xaqa raaca. Xaqaiyo baadilka waligood dagaal baa ka dhexeeyey xaqa ayuun baana guuleysta  Adduun iyo aakhiraba  xaqa oo la raaco waxaa laga helaa  barwaaqo .sharaf.cadaalad. sinaan .iyo inay qofka ka maydho  damaca shaqsiga ee foosha xun leh,iyo hawooyinka khayaaliga ah ,iyo danaysiga gaarka ah ,waxaana xaqu…

                  Read More

                    War degdeg ah: Mudaneyaasha labada gole ee Baarlamaan Somaliland oo wax-ka-bedel ku sameeyay sharcigii mamnuucayay ka qaybgalka shirarka Soomaaliya

                    Hargeysa 05, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Mudaneyaasha labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland, ayaa ogolaaday in Somaliland ka qaybgali karto shirarka Soomaaliya. Fadhi ay mudaneyaasha labada gole ee Baarlamaanku ku sheegeen xarunta golaha Wakiilada ee Hargeysa, waxay ku go’aamiyeen in wax-ka-bedel lagu sameeyo sharci ay sannadkii 2003 ansixiyeen oo mamnuucayay ka qaybgalka shirarka loo qabto kooxaha…

                    Read More

                      Dalalka IGAD iyo Mahiga oo dareensan in arrimaha Soomaaliya laga hoos qaaday

                      Ottawa Feb 05,2012(qurbejoog.com)-Intii ka danbeysay ku dhawaaqidii reysul wasaaraha Britain in dalkiisu shir u qabanayo Soomaalida ayaa waxa aamusnaan saaid ahi ay soo wejahday madaxda dalalka urur goboleedka IGAD iyo xafiiska QM Soomaaliya u qaabilsan. Siaan hore looga badhan oo gegdeg badani ka muuqdo ayaa xafiiskii UNPOS loogu rarary magaalada Muqdisho si markaa looga hortago…

                      Read More

                        Carabta iyo reer Galbeedka oo isku si uga cadhooday diidmada China iyo Russia in talaabo laga qaado xukuumada Syria

                        New York Feb 05,2012(qurbejoog.com)-Dawladaha Dalalka China iyo Russia ayaa diidmada qayaxan ku horjoogsaday qaraar ay jaamacada Carabta iyo reer Galbeedku wada jir u qoreen oo ka dalbanayay madaxweynaha Syria in uu xilka wareejiyo. Dalalka reer Galbeedka iyo kuwa Carabta ayaa diidmada qaraarka cadho uga jawaabay kuna tilmaamay wax laga xumaado. Halka dalalka Russia iyo China…

                        Read More

                          Hogaamiyaha Iran oo jawaab ka bixiyay suurtogalnimada weerar dalkaas lagu qaado

                          Tehran Feb 04,2012(qurbejoog.com)-Hogaamiyaha sare ee dalka Iran Ayatullah Cali Khamenei ayaa khudbad uu  jeediyay waxa uu uga jawaabay hadalo ka soo yeedhayay bilihii u danbeeyay dalalka reer Galbeedka khaasatan Mareykanka iyo Isreal. Khudbadan oo aheyd mid warbaahinta muuqaalka ee dalka Iran laga sii daayay ayaa inteeda badan aheyd mid afka Carabiga uu ku jeediyay. Hogaamiyaha…

                          Read More

                            The pirate nobody wants

                            Abdulahi Ahmed Guelleh, 36, was freed on 30 November 2011. Just before midnight the warders at La Santé prison in Paris, where he had been locked up for several months, threw him out. He was frightened, and did not want to leave. He knows very little about France, even though he has spent more than three…

                            Read More