admin

    SCDO POSITION PAPER- LONDON SOMALIA CONFERENCE

    We the members of Somaliland Community Development Organization of Metro Toronto do appreciate and commend our President’s wise decision to give his people the opportunity to have a say on formulating a sound response to the invitation of the government of Great Britain to our government to participate the upcoming London conference on Somalia. The…

    Read More

      Turkiga oo 400 oo ardey Soomaali ah ugu deeqay waxbarasho

      Istanbul Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Turkiga ayaa mar kale deeq waxbarasho u fidisay ardayda Soomaaliyeed ee baahida weyn u qaba waxbarasho noloshooda wax ka bedeli karta. Heyada culuunta Diinta ee TDV ayaa dalka Turkiga waxbarasho u geyn doonta ilaa 400 oo arday oo ay dhawaan imtixaano ka qaaday. Ardeydan oo dalka Turkiga tegi doona todobaadka soo…

      Read More

        400 Somali students to receive religious education in Turkey

        A total of 400 students from famine-stricken Somalia will come to Turkey on Thursday for religious education. The Directorate of Religious Affairs and the Turkish Religious Affairs Foundation (TDV) will bring 400 students, 100 of whom are female, from Somalia to Turkey on Thursday to receive Islamic education through Quran courses and in imam-hatip high…

        Read More

          Al Shabaab oo sheegatay qarax saaka lala eegtay Cabdi Qeybdiid

          Gaalkacyo Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Aqalka uu magaalada Gaalkacyo ka degan yahay Cabdi qeybdiid Cawaale ayaa maanta qarax lala beegsaday waxa sheegtay kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta bartamaha iyo konfurta Soomaaliya. Cabdi Qeybdiid oo hore u mudo dheer u ahaa taliyaha ciidamada Booliska ee dawladihii KMG ahaa ee Soomaaliya soomaray ayaa haatan Gaalkacyo u jooga nabadeynta qilaafka…

          Read More

            Dagaal maanta ka dhacay degaanka Jaziira

            Jazira Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Dagaal maanta ka dhacay degaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxa uu u dhexeeyay ciidamada Dawlada KMG ah ee Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa AMISOM. Shabaabka ayaa dagaalkan saacadaha socdey saaka hiirtti ku qaaday degaanka Jaziira oo hore ay ugu sugnaayeen ciidamada Dawladu. Inta laga warhayo ilaa 8 ruux ayaa ku geeriyooda…

            Read More

              Tirakoob muujisay taageero loo hayo Xukuumada Syria iyo Ruushka oo kala tuuray qaraarkii Gollaha Amaanka ee ka dhanka Madaxweyne Asad

              New York Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Heyad laga leeyahay dalka Qadar ayaa tirakoob ay ku sameysay shacabka reer Syria waxa ay muujisay in dadka dalkaa u dhashay badankii ay ayidsan yihiin xukuumada uu horkacayo madaxweyne Bashar Al Asad. Heyadan oo la yidhaa The Doha Debates ayaa sheegtay in ay xog ka ururisay 1000 qof oo Syria u dhashay…

              Read More

                Raiisul Wasaare Abdiweli oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga

                Rome Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga H.E. Giulio Terzi. Kulankan ayey labada mas’uul uga hadleen xiriirka qotada dheer ee labada dal, xaalada dalka Soomaaliya, arrimaha Burcad-badeeda, arrimaha Amniga iyo Shirka London.   Kulanka ka…

                Read More

                  Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo la hadlay Ardayga Talyaaniga

                  Rome Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ayaa la hadlay Ardayda Talyaaniga. Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Hay’adda Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga ( The Italian Society for International Organization (SIOI)). Hay’adan ayaa waxaa Guddoomiye ka ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Franco Frattini oo goob…

                  Read More

                    Suxuufiyiinta Muqdisho oo cabsi weyni soo wejahday dilkii Agaasimihii Shabeelle

                    Muqdisho Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Wariyeyaasha magaalada Muqdisho ayaa maalmihii u danbeeyay ay soo wejahday cabsi saaid ah ka dib dilkii dhawaanta loo geystay Agaasimihii Iddaacada Shabeelle Marxuum Xasan Cusmaan Cabdi. Wariye Maxamed Bashiir Xaashi ayaa saxaafada kiyoo indhihiisa ilmo ku soo joogsatay u akhriyay fariin loo soo diray: “Hadii Alle idmo waxaad noqon doontaa kafirka xiga ee…

                    Read More

                      Fear in Somali journalist community after killing

                      MOGADISHU, Somalia (AP) — Journalist Mohamed Bashir Hashi’s voice broke with emotion as he read a death threat sent to his mobile phone: “If God wills it, you will be the next apostate to be killed.” After gunmen killed Somali journalist Hassan Osman Abdi on Saturday, colleagues and friends said they were too scared to…

                      Read More