admin

    Deaths among Somali children still exceed famine rate

    NAIROBI (AlertNet) – The death rate among displaced children in the Somali capital Mogadishu remains above the famine threshold, despite the United Nations’ announcement on Friday that famine has ended in the war-torn Horn of Africa nation. An exceptional harvest after good rains and food deliveries by aid agencies have improved conditions in the three…

    Read More

      Surveillance drone crashes in Somali capital

      MOGADISHU, Somalia (AP) — Witnesses say a surveillance drone has crashed into a refugee camp in the Somali capital. Drones have been used by the U.S. to attack or observe al-Qaida-linked militants in the Horn of Africa nation. Refugees and soldiers in Mogadishu’s Badbado camp say they watched the drone crash Friday into a hut…

      Read More

        Duyuurad nooca dhulka laga hago oo Muqdisho ku soo dhacday

        Muqdisho Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Duyuurad aaney cidi wadin oo ah nooca dhulka laga hago oo aan la garan cida leh ayaa maanta ku soo dhacday mid ka mida xeryaha qaxootiga ee ku yaal caasimada dalka Soomaaliya. Duyuuradaha noocana ayaa hore waxa u isticmaalay dalka Mareykanka mar uu weeraro ku qaaday dhawr jeer kooxaha uu bartilmaansado ee xagjirka…

        Read More

          Dibedbaxyo Rabshado wata oo dib uga soo cusboonaaday Qaahira

          Qahira Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Dalka Masar ayaa isku soo baxayaashii xilka ka tuuray madaxweyne Mubaarik dib ugu soo noqdeen beerta Taxriir si culeys ay ugu saaraan ciidamada talada xejistay ee dalkaasi. Isku soo baxayaasha ayaa cadho weyn ka muujiyay sida ciidamada amnigu u daawadeen xasuuq dhawaan ka dhacay magaalada Port Saciid oo lagu laayay ilaa 80 qof…

          Read More

            UN declares Somali famine over but warns of risks

            NAIROBI, Kenya (AP) — The United Nations said Friday that Somalia’s famine is over, but the world body’s Food and Agricultural Organization warned that continued assistance is needed to stop the region from slipping back. The world body moved the crisis from the top step of a five-point scale — based on the death rate…

            Read More

              Kulan Xalay fiidkii ka dhacay Madaxtooyada Somaliland oo axsaabta dalku iskula qaadatay ka qeybgalka shirka London

              Hargeysa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Waxa xarunta Madaxtooyada ee Somaliland shalay la isgu gabal dhacsaday kulan saacado qaatay oo sadexda xisbi Qaran ee Kulmiye UDUB iyo UCID ka yeesheen shirka Somaliland lagu casuumay ee bishan dhamaadkeda ka dhacaya London. Sadexda xisbi Qaran ayaa kulan hore u dhacay ku dalbaday in loo kala cadeeyo doorka Somaliland ee shirka Soomaalida…

              Read More

                Sheekh Saciid Cali Axmed oo Talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida colaaduhu madax mareen ee Qurbaha ku nool(DHEGEYSO)

                Ottawa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa dhawaan talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida Qurbaha ku nool ee la kala safan dhinacyada Siyaasada ee degaanada Soomaalida. Sheekhu waxa uu xusuusinayaa Shacabka Qurbaha ku nool waxa Diintu ay ka qabto colaadaha Noocana iyo saameynta ay bulshada qurbejooga ku leeyihiin colaadaha. HALAKAN GUJI SI AAD UGA…

                Read More

                  K’naan Warsame:Mitt Romney ma isticmaali kartid Heesteyda

                  Toronto Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Fanaanka Soomaaliyeed ee reer Canada K’naan Warsame ayaa war uu maanta ku baahiyay barta Internetka ee Twitter in musharaxa u tartamaya in uu hanto musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga ah ee dalka Mareykanka Mitt Romney in aanu isticmaali karin heestiisa Wavin Flag. Mitt Romney oo xalay kolkuu hantay taagereyaasha xisbiga Jamhuuriga ee gobolka Florida waxa…

                  Read More

                    Talyaaniga oo ka dalbatay Raiisul warsaare Gaas in uu gacan ka geysto siideynta markab Soomaaliya looga heysto

                    Rome Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Raiisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mario Monte ayaa ka dalbaday Raiisul wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Md Cabdiweli Gaas in uu ka hawlgalo sidii loo sii deyn lahaa markab ay Burcad  badeed Soomaali ahi afduubatay dhamaadkii sanadkii hore oo ay la socdeen 18 shaqaale ah Mr Monti ayaa ka dalbaday Md Gaas”In uu qabto…

                    Read More

                      K’naan to Mitt Romney: Don’t use my music

                      No, they didn’t ask. “I have not been asked for permission by Mitt Romney’s campaign for the use of my song,” said Somali-Canadian musician K’naan on Wednesday, after the politician celebrated his victory in the U.S. Republican Florida primary to the sound of the global hit Wavin’ Flag. “If I had been asked, I would…

                      Read More

                        Italy asks Somali PM’s help in freeing ship

                        Rome – Italian Prime Minister Mario Monti on Wednesday asked his Somali counterpart Abdiweli Mohamed Ali for help in freeing an Italian ship hijacked by pirates in December with 18 crew members on board. Monti asked Ali at a meeting in Rome “to do everything in his power” to liberate the Enrico Ievoli cargo ship,…

                        Read More

                          Somali terror plot suspect cuts deal with feds

                          Federal prosecutors have cut a deal with the most recent Somali immigrant charged in the government’s “Operation Rhino” investigation into local support for the terrorist group al-Shabaab. At a court hearing this morning that lasted barely four minutes, an assistant U.S. attorney and the defense lawyer for Ahmed Hussein Mahamud told a federal magistrate that…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga

                            Rome Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti. Labada Ra’iisul Wasaare oo labadaba ah Professoro dhanka Dhaqaalaha ah ayaa yeeshay kulan dheer oo…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Guddoomiyaha IFAD lana hadlay Ardeyda Jaamicadda Rome

                              Rome Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan dheer la qaatay Guddoomiyaha Hay’ada Dhaqaalaha ee Arrimaha Beeraha ee Qaramada Midoobay (IFAD) Kanayo F. Nawanze oo ay ka wada hadleen sidii loo soo nooleyn lahaa xiriirka Soomaaliya iyo IFAD, mashaariicda horumarineed ee lagu wado in laga fuliyo Soomaaliya iyo arrimo kale.Kulankan ayaa waxaa…

                              Read More