admin

    Muxuu yahay jaahwareerka haatan ka taagan Somaliland?

    waxaan salamayaa dhamaan saxaafada  S/land  gudo iyo dibadba ka halw  gasho  waxaal leeyahay waad ku mahad santihiin sida hufan ee aad ugu shaqeyneysaan dadka iyo dalkaba  alla hadin ka amaan mariyee runtiina u samr cidkastoo idinkula kacda gaf sida a raafkii ay Xukuumada hada haysa taladu idinku sameysay wakhti dhawaa ee la soo dhaafey hadii…

    Read More

      Sheekh Saciid Cali Axmed oo nooga waramay cawaaqibka ka dhalankaraya xukunka ku dhacay qoys Muslimiin ah oo reer Canada ah

      Ottawa Jan 30,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa maanta nooga waramay cawaaqika ka dhalan kara qoys Muslim ah oo maanta lagu helay dilka afar Haween ah oo isla qoyskaa ka mid ahaa. Aabe,Hooyo iyo curadkooda ayaa lagu helay dilka afar haweena oo qoyskooda ka mid ahaa isla markaana lagu xukumay xabsi daaim. Sheekh Saciid ayaa ka…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Rome kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed, booqashana ku tegey Xafiisyada Safaarada

        Rome Jan 30,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Rome, ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa booqday Xafiisyada Safaarada Soomaaliya si uu ugu kuurgalo hantida Qaranka iyo xaalada ay ku suganyihiin. Safiirka Soomaaliya Nur Hassan Hussein ayaa Ra’iisul Wasaaraha ku soo wareejiyey…

        Read More

          Qoys xabsi daaim lagu xukumay ka dib kolkii ay ku cadaatay dilka afar ruux oo isla qoyskaas ka mid ah

          Ottawa Jan 30,2012(qurbejoog.com)-Qoys ka kooban aabihii hoyaadii iyo inan ay dhaleen oo lagu soo eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilka afar haweena oo isla qoyskaas ka tirsanaa ayaa maanta xaakim ku xukumay xabsi daaim ka dib kolkii xeer beegti dacwadooda dhawr todobaad dhegeysaneysay ay soo saareen goaan denbigaa ku cadeynaya. Sadexdan ruux ee denbiga lagu…

          Read More

            Madaxweyne Rayaale oo looga maarmi waayay xaalada dalku ku jiro

            Hargeysa Jan 2012(qurbejoog.com)-Madaxweynihii hore e Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku soo jeeda magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dib kolkii bilihii u danbeeyay uu dalku galay xaalad xasaasi ah. Madaxweynaha oo wax yaabaha lagu xasuusto ay ka mid ahaayeen iska moosida shirarka Soomaalida loo qabto ee fawdada ku dhamaada iyo isku heynta beelaha…

            Read More

              Somali community still uneasy about violence

              Edmonton may still be murder-free so far in 2012, but that is little comfort to the leader of the city’s Somali community. Four Somalis were killed in 2011 and Mahamad Accord — president of the Alberta Somali Community Centre — said more dialogue with police is needed before the entire cultural community can truly feel…

              Read More

                Somali radio station that Shabab can’t stand

                Threatened for years by both the Islamist al-Shabab group and circles within the government, a Somali radio station has lost its third director since 2007. Hassan Osman Abdi, who headed Radio Shabelle, was stopped by two men as he was entering the gate of his home on Saturday. He was shot several times, according to Mohamed Moalim, a relative. The…

                Read More

                  Meydadka 15 Soomaali ah oo Libaya ku soo caariyay iyo 40 kale oo la la’yahay

                  Misrata Jan 29,2012(qurbejoog.com)-Ugu yaraan 15 ruux oo tahriibayaal ah aya meedadkoodu ku soo caariyeen xeebta magaalada Mizarata 40 kalena waa la la’ayahay ka dib kolkii dooni ay la socdeen ku rogmatay badweynta Mediterraneanta. Sidaana waxa saxaafada u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya ee dalka Libiya Md Cabdiqani Waceys oo ka qeyb galay aaska meydadka soo caariyay. “Meydadka…

                  Read More

                    Dawlada Britain oo sheegtay in Burcad-badeeda qaar ay dalkaa lagu maxkamadeeyo kuwa kalena la dhigo xabsiyada Soomaalida

                    Adis Ababa Jan 29,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Britain u qaabisan qaarada Africa oo haatan ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa saxaafada u sheegay in dalkiisu diyaar u yahay in ay maxkamadeeyo burcadamwaxyeeleysa shaqaalaha iyo maraakiibta dalkooda. Henry Bellingham oo ka qeybgalaya shirka midawga Afica ee ka socda Adis Ababa ayaa arrintan uga waramay saxaafada qorshaha Britain ee ku…

                    Read More

                      Libya boat accident leaves 15 dead, 40 missing

                      TRIPOLI — At least 15 Somali migrants were killed and 40 left missing after their boat capsized off the coast of Libya this week, the Somali ambassador to Tripoli said Saturday. “Fifteen bodies, including one child and 12 women, were recovered off the coast of Misrata after their boat sank,” ambassador Abdelghami Wais told AFP,…

                      Read More

                        Britain may try and jail Somali pirates

                        (Reuters) – Britain may put on trial and jail Somali pirates in the United Kingdom if its citizens are attacked at sea, but the government’s priority is to help Somalia boost its inadequate prison capacity, a British minister said on Saturday. Pirates operating from the Somali coast have raked in hundreds of millions of dollars…

                        Read More

                          DKMG ah ee Soomaaliya oo canbaareysay dilkii agaasimaha Shabeele

                          Muqdisho Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Dowladda Federaalka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya waxay canbaareyneysaa falki foosha xumaa ee caawa dilka loogu geystay Allaha u naxariistee Xasan Cusmaan Cabdi oo ahaa Agaasimaha Radio Shabelle ee Mogaalada Muqdisho oo ay koox dhagar qabayal ah si gaadmo ah ugu toogteen meel aan ka fogeyn hooygiisa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Wasiirka…

                          Read More

                            Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo noqday ruuxa ugu sumcada wanaagsan Xukuumada Somaliland

                            Hargeysa Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici ayaa noqday masuulka ugu sumcada wanaagsan ee xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dib kolkii uu ku gacan seydhay in xilkii loo doortay u dabo fadhiiso xulafada xuurtada ku heysata madaxtooyada dalka. Md Saylici ayaa dareemay xil xyuubsiga wasiirada heysta dhegta madaxweynaha Somaliland kana dhiidhiyay in rag aan…

                            Read More

                              Talyaaniga oo soo jeediyay talo laga xumaado oo Soomaaliya ku wejahan iyo Reysul wasaare Gaas oo dalkaa u booqoolay

                              Rome Jan 28,2012(qurbejoog.com)- Dawlada dalka Talyaaniga oo iyadu hore u gumeysatay qeyb ka mid ah dhulka Soomaalida ayaa talo waxa uu ka soo jeediyay xal loo helo siyaasada murugsan ee Soomaaliya. Qoraal dalkaa ka soo baxay ayaa lagu sheegay in guud ahaan Jamhuuriyadii Soomaaliya lagu celo maxmiyad ay wadajir u xukumaan dalalka reer Yurub Midawga…

                              Read More

                                Twitter oo la qaadacay,maxay tahay sababtu?

                                Washington Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Barta Internetka ee Twitter ayaa shaacisay goaan ay ugu ogolaaneyso dalalka ay ka hawlgasho in ay xakameeyaan qoraalada ay dadku dalkaas ka soo qoraan. Goaankan oo ka cadheysiiyay inta badan dadka isticmaala bartan ayaa looga gol leeyahay in shirkada lihi ay ka hawlgasho dalal badan oo aaney ka jirin xoriyada saxaafada. Dadka sida…

                                Read More

                                  Somalia – nomad girl(video)

                                  Fatima grows up somewhere in the vast steppe of Somalia. The drought in 2011 and Al Shabab’s attacks and pressure caused many nomads to flee their homes and walk for days and weeks through the empty land to arrive at a refugee camp in Mogadishu, Kenya or Ethiopia. Fatima loses almost everything. With only her…

                                  Read More

                                    Help Somalia fight roots of piracy

                                    The U.S. Navy Seals’ dramatic rescue of Poul Hagen Thisted and Jessica Buchanan early Wednesday ended the hostages’ three-month ordeal in Somalia. But why was it left to the United States to conduct this operation in a country thousands of miles away? The short answer is that the United States has the military and intelligence…

                                    Read More