Heyada lacgta aduunka oo 14 million amaahisay dawlada Jabuuti
Jabuuti Feb 08,2012(qurbejoog.com)Heyada lacagta Dunida (IMF)ayaa kabid ku sameysay lacago dawlada Jabuuti ay u amaahisay oo ay ku biirisay $14 million oo dollar si ay dalkaa uga caawiso la tacaalida abaariha ku dhuftay gobolka geeska Africa. IMF ayaa sheegtay in si dhakhso ay u bixin doonto $9.7 miliion oo dollar oo dawlada Jabuuti gacanta loo…
