admin

    KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA

    Allaah ayaa mahad leh  mulinimadu runti wa shay aad u qaali ah marka ugu horaysa hadii aynu is waydiino suaashan waa maxay muslim ? muslim waxa weeye qof is dhiibay o isku dhiibay illaahi abuurtay gartay ujeedada lo abuuray e aduunka loo keenay gutay waajibaadki aw ku laha illahy ku daray xuquuqda ay ku leeyihiin…

    Read More

      Amnesty International calling on Ukraine to release Somali asylum-seekers

      International human rights organization Amnesty International has called on the Ukrainian authorities to release Somali nationals who were detained on the state border in late December 2011 and are currently on hunger strike in the Zhuravychi Migrant Accommodation Centre, Volyn region. “Amnesty International is calling on the Ukrainian authorities to release the Somali nationals who…

      Read More

        AMISOM launches training course for Somali Police Force Commanders

        MOGADISHU, Somalia, January 19, 2012/African Press Organization (APO)/ — The Police Component of the African Union Mission for Somalia (AMISOM) has launched a capacity building and leadership-training, contributing to an ongoing Somali Police Force (SPF) training of ninety-seven junior police commanders. The training which is currently underway at Brigadier General Kahiye Police Academy in Mogadishu…

        Read More

          Wasiirka cadaalada Somaliland oo goaamo shaqo ka eris iyo magaacaabid isugu jira soo saaray

          Hargeysa Jan 19,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Md Xuseen Axmed Caydiid ayaa soo saaray goaan fulineed uu ku shaaciyay shaqo ka eri isku bedelaad iyo magaacaabid uu ku sameeyay qaar ka mid ah garsooreyaal ay goaamiyeen guddida cadaalada dalka. Qoraalkan la shaaciyaya ayaa lagu sheegay in wasaaradu tiyoo coskaneysa qodobka 106aad ee dastuurka dalka…

          Read More

            Xaabsade oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Iddacada Hargeysa

            Hargeysa Jan 19,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo wacyi gelinta ee Somaliland Md Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa dhagax dhigay dhisme cusub ee war laliska iddaacada cusub ee Radio Hargeysa. Xafalad kooban oo arrintan loo sameeyay oo ka dhacday goobta dhismahan laga hirgelinayo oo ku taal isla xeyndaabka wasaarada warfaafinta ayaa waxa hadal kooban ka jeediyay Agaasimaha guud…

            Read More

              Wasiirka Hawlaha guud oo deeq gargaar ah gaadhsiiyay degaanka Saameel

              Saameel Jan 19.2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud,guriyeenta iyo gaadiidka Md Ismaciil Muumin Aare oo ay weheliyaan masuuliyiin heer gobol iyo degmo iyo xafiiska samafalka Madaxtooyada ayaa deeq gargaar ah gaadhsiiyay qoyasas ila 750 gaadhaya oo ku sugan degaanka Saameel. Wasiirka oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa sheegay in xukuumada Somaliland heegan u tahay sidii dadka danyarta…

              Read More

                Wasiirka arrimaha guddaha oo la kulamay tiradii u badneyd madax dhaqameedka Somaliland

                Hargeysa Jan 18,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha Guddaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta kulan balaadhan kula qaatay qolka shirarka ee wasaaradiisa madax dhaqameed aad u faro badan oo isaga kala yimi dhamaan degaanada ay Somaliland ka kooban tahay. Md Duur ayaa madax dhaqameedkan kala hadalay guud ahaan xaalada dalka khaasatan marxaladan u danbeeysay…

                Read More

                  Taliyaha ciidamada Somaliland oo booqanaya Laascaanood kulamana la qaatay madax dhaqameedka degaankaas

                  Lascanood Jan 18.2012(qurbejoog.com)-Taliyaha ciidamada Somaliland Col. Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif iyo lataliyaha dhanka ciidamada Cabdisamad Xaaji Cabdilaahi iyo taliyaha ciidamada ee aaga bari Col Maxamed Cabdi Aadan iyo saraakiil kale ayaa booqasho ku jooga magaalada Laascaanood. Masuuliyiintan ayaa intii ay booqashada ku gudo jireen kulamo kala duwan la qaatay madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo dhamaan qeybaha Bulshada ee…

                  Read More

                    Mucaaridka Jabuuti oo wada olole ay ku sameynayaan Dalad ay mucaaridku yeeshaan

                    Paris Jan 18,2012(qurbejoog.com)Mucaaridka Jabuuti iyo Qurbejoogooda ayaa maalmihii u danbeeyay waday qorsheyaal ay meel isugu geynayaan damacooda isbedel doonka ah ee dalkaasi loogu soo dabaalayo hanaan dimuqraadiyadeed. Dhawaan ayay aheyd kolkii dalad ay ku mideysnaayeen mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ay burburtay kolkii rag siyaasada mudo dheer ku jiray ay la jaanqaadi kari waayeen habka qudha ee…

                    Read More

                      Dalxiiseyaal dhawaac iyo dhimashaba ka soo gaadhay weerar ay rag hubeysani ku qaadeen Bariga Itoobiya

                      Adis Ababa Jan 18,2012(qurbejoog.com)Rag hubeysan oo ilaa haatan aan la sheegin cida ay yihiin ayaa weerar ku qaaday dad dalxiiseyaal ah oo booqanayay Woqooyi Bari Kenya,sida uu shaaciyay Televisionka ETV ee dalka Itoobiya. Shan ka mid ahaa dadka la weeraray ayaa geeriyooday halka ilaa dhawr kalena lagu dhaawacay weerarka lagu qaaday shalay dadkan dalxiiseyaasha ahaa….

                      Read More

                        Tourists killed in Ethiopia attack

                        Unknown assailants killed five foreign tourists in Ethiopia’s northeastern Afar region, state television reported. The foreigners, whose nationalities were not immediately known, were killed on Monday in the remote region bordering Eritrea, Ethiopian Television (ETV) said on Tuesday, citing the defence ministry. ETV said two tourists were injured severely and have been brought to a…

                        Read More

                          Somali region of Puntland begins drilling for oil

                          (AP)  NAIROBI, Kenya — Africa Oil says it has begun drilling for oil in Somalia’s semiautonomous northern region of Puntland. A Tuesday statement says the company is drilling a well in the Dharor Valley and will shortly begin drilling another one in the Nugal Valley, both in south-central Puntland. The statement says the two regions…

                          Read More