maxaa uga qabsoomi kara ahdaafta somaliland laga leeyahay hadi ay xukuumadu ka qayb gasho shirka uk ?
dabayaaqada bisha labad 23/feb/ ayaa dawlada ingiriisku sidaynu la socono ugu baaqday wadanka dhibaatadu ka taagnayd 20 sano o tagay walina aan rajo iyo waanwaantoona lahayn inay isugu yeedho o ay ku programiso ujeedooyin gaar ah o ay ka leedahay dawlada ingiriiska o ay weheliso dawlada talyaanigu ujeedada ay ka leedahay dawlada ingiriisku ka shirkan…
