admin

    Ciidamada DKMG, Kenya iyo Al Shabaab oo ku dagaalamay Gedo

    Ceel-cadde Jan 17, 2012(qurbejoog.com)-Dagaalkani oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, kuwa Kenya oo dhinaca ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel-cadde oo ku yaala gobolka Gedo ee Koofurta Soomaailya. Inta la xaqiijiyay 5-ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 10-kalena way ku dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dhinacyadii dagaalamay…

    Read More

      Wasiirkii hore ee DFKMG ah ee Soomaaliya oo shir jaraid ku qabtay Buuhoodle

      Buuhoodle Jan 16,2012(qurbejoog.com)-Wasiirkii hore ee DFKMG ah ee Soomaaliya Md Cabdikariim Xasan Jaamac ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Buuhoodle. Cabdikariim ayaa waxa uu ka waramay xaalda magaalada Buuhoodle iyo dagaaladii dhawaanta ka dhacay halkaa. Wasiirka oo ka mid ahaa ergadii shirku uga socday Taleex,isla markaana si weyn ugu soo horjeeda qadiyada Somaliland. Cabdikariim…

      Read More

        Government ‘approves ransoms to Somali pirates’

        THE GOVERNMENT has been accused of inconsistency in its stance against paying ransoms in hostage situations after it was revealed that it had privately approved millions of pounds of payments to Somali pirates. Although publicly opposing such deals, The Sunday Times reported yesterday that “dozens of payments”, totalling up to £30 million, had been channelled…

        Read More

          Somali rebels seek public support

          Somali Islamist rebel group Al -shabab is calling for the residents across the insurgent controlled area to join its loyalist fighters against Somali Transitional Federal Government Forces (TFG) and their strong allied battalion from African Mission in Somalia. The Islamists now seem to be under siege as they battle with their rival fighters from different…

          Read More

            MA DHABAA IN SIILAANYO LUG KU LEYAHAY SHIRKA TALEEX

            illaahay ayaa mahad leh    maah maah somaliyeed ayaa ahayd khayr waxba kuma yeelo ee baalayada u toogo hay hadaynaan taariikhda ku fogaan o aynu ka so qaadno laba sano ka hor uun dawladii riyaale sanadkeedi ugu danbeeyay wadanka somaliland xuduudihiisu way sugnaayeen waxaanu kaga tagay riyaale wadanka o dhigihiisu is haystan.   is badalo…

            Read More

              Warbixintii galaafatay Horn Cable TV(DHEGEYSO)

              Hargeysa Jan15,2012(qurbejoog.com)-Xuukumada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ruqsadii shaqo kala noqotay TCga HCTV ee xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa. Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa si weyn uga xumaatay war bixin uu baahiyay TVgu oo uu diyaariyay wariye Maxamed Cabdi Ilig oo uu ku eegayay sida xukuumadu ugu fashilantay ka hor taga shirka Taleex. Hadaba dhegeyte…

              Read More

                Sidee Maskaxda Loo Qaras Bixiyaa?

                Waxaa in dhawaala ahba soo ifbaxayay, dhumucda ay leedahay dhibaatada maskaxda oo qaras, daxal ama quful kujabo.! Qarasta maskaxda ku dhacda wuxuu dhibkeedu dadka oo idil u cadaaday, markii la arkay xag-jirnimada diinta iyo caadadu u geysteen nolosha bulshad Soomaaliyeed qof qof iyo si wada jir ahba. Hadaba arrinta isweydiinta mudani waxa ay tahay; sidee…

                Read More

                  Jihaad doonka Mareykanka oo xilal sare ka qabtay Shabaabka

                  Nairobi Jan 15,2012(qurbejoog.com)Cajala Muuqaal ah oo kooxda AlQacida ay baahisay bishii October ee kal hore ayaa laga dheehanayay ruux gacmo cad cad oo raashin u qeybinaya Soomaali macluuli heyso. Ninkan wejgiisa qariyay ma aha Soomaali ama Afrikan ee waa Mareykan ka soo jeeda Wisconsin oo Mareykanka ku taal,sidaa waxa war bixin ku daabacay AP. Tiro…

                  Read More

                    baaq: goamada ka soo baxay shirka taleex…..

                    Ujeedo: Baaq ku waajahan go’aamada ka soo baxay shirka Taleex Ku: Xukuumadda Somaliland Og:Goleyaasha kale Dowladda Og: Xisbiyada Qaranka JSL. Ururka kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) waxa uu dareen weyn ka muujinayaa isimada iyo ergooyinka kala duwan ee Taleex qalinka ku duugey sameynta maamul goboleed, kaasoo la filayo inay si rasmi ugu dhawaaqaan. Tan…

                    Read More

                      warsaxaafadeed: cambaareyn weerarka xarunta hctv hargeysa

                      London Jan 15,2012(qurbejoog.com)-Ma shirkii Taleex ka socday ayaa loo soo wareejiyey Xarunta HCTV ee magaalada Hargeysa, mise Xukuumadda ayaa Taleex ku fogaatay?! Ururka Uk.Somaliland Community wuxuu  halkan CAMBAAREYN kulul uga soo jeedinaya Xukuumada Somaliland oo maanta oo taarikhdu tahay 14/01/2012 ,weerartay,xidhayna Wariyaashii iyo  xaruntii HCTV ee magaalada Hargeysa,sidoo kale waxaan GEF IYO MEEL KA DHAC …

                      Read More

                        Soomaalida Miineapolis oo bilaabay in ay Jawaabo ku haboon ka bixiyaan Xawaaladihii la xanibay

                        Minneapolis Jan 14,2012(qurbejoog.com)-Soomalida ku nool Minneapolis ayaa joojiyay macaamiishii ay la lahaayeen mid ka mid ah Baananka dalka Mareykanka ee diiday in uu lacago ka qabto Xawaaladaha Soomaalida Soomaalida Minneapolis ayaa shalay mar kale banaanbax ka hor sameeyay Wells Fargo oo ka mid ah Bananka magaaladaas kuyaal. 100 Ka mid ah dadkii halkaa isugu soo…

                        Read More

                          Soomaali laga soo bedbaadiyay badda Libiya

                          Tripoli Jan 14, 2012(qurbejoog.com)-Ciidamada badda ee dalka Libiya ayaa sheegay in maalinmadii Jimcaha ay Soomaali damacsaneyd in ay u tahriibaan Yurub badda kula jabtay dooni ay wateen,ka dibna ay u gurmadeen. Soomaalida oo tiradooda lagu sheegay 51 ayaa badda u boqoolay xili habeenimo ah balse kolkii ay mudo gaaban badda ku jireen ayaa laash ay…

                          Read More

                            Al Shabaab oo Baardheere ku soo ban dhigay Askar Kenyan ah oo ay ka soo qabteen guddaha Kenya

                            Baardheere Jan 14,2012(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab eedagaalka kula jira ciidamada Kenya ayaa magaalada Baardheere ku soo bandhigay maxaabiis ay ka soo qabteen guddaha dalka Kenya dhawaan mar ay weerar ku qaadeen xarun ciidamadu ku leedahay degaan ku dhaw xadka labada dal. Maxaabiistan oo saaraa gawaadhi ay Shabaabku shegeen in ay ka soo kexeysteen xarunta ay weerareen…

                            Read More