admin

    Madaxweynaha dowladda Ruushka oo ka digay inay sii socdaan rabshada dalkaasi

    Moscow Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha dowladda Ruushka Dmitry Medvedev ayaa sheegay in dowladdiisu aysan ogolaandoonin diiragalinta wax uu ugu yeeray Xagjirayaasha ka shaqeynaya in ay carqaladeeyaan Xasiloonida dalka  kuwaasi oo ku mar marsiyoonaya dhigista dibad baxyo ka dhan ah guushii uu Xisbiga Ruushka Midoobay ay ka gaareen Doorashooyinkii Barlamaniga ahaa ee dalkaasi ka dhacay.   Medvedev ayaa…

    Read More

      Itoobiya oo xabsiga dhigtay la suxufi oo Sweden u dhashay

      Adis Ababa Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Maxkamad ku taal dalka Itoobiya ayaa shalay laba suxuufi oo u dhashay dalka Sweden ku heshay denbi la xidhiidha argegixisonimo ka dib kolkii ay dalkaa sharci daro ku galeen. Labada Suxuufi ayaa dhici karta in denbigaa ay ku kasbadaan xadhig 15 sanadooda. Suxuufiyiintan reer Sweden ayaa kolkii la qabanayay la socdey xubno…

      Read More

        Madaxweyneyaasha Faransiiska iyo Jabuuti oo heshiis difaac qalinka ku duugay

        Paris Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweyneyaasha Dalalka Faransiiska iyo Jabuuti Nicolas Sarkozy ayaa shalay gelinkii danbe kala sexeexday heshiis iskaashi ciidan ah,sida lagu sheegay war laga soo saaray madaxtooyada Faransiiska. Heshiiska ayaa bedeli doona mid Jabuuti Faransiiska la gashay kolkay xoriyada ka qaadatay Faransiiska 10977kii. Heshiiskani waxa uu siinayaa Fransiiska xero militery ka ugu weyn ee ay dunida ku…

        Read More

          Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa nooga waramay Dimuqraadiyada iyo Islamka iyo xadhiga Sheekha furay Xisbulahi(DHEGEYSO)

          Ottawa Dec 22,2011(qurbejoog.com)Sheekh Saciid Cali axmed oo ah sheekhul beledka magaalada Ottawa ee dalkan Canada ayaa nooga waramay sida uu u rkao ku dhawaaqida urur diimeedka Xisbullahi iyo xadhiga asaasihii ururkaasi Sheekh Maxamed Cabdilaahi Geelle. Sheekh Saciid waxa kale oo uu eegaya oo uu ka jawaabayaa in nidaamka Dimuqraadiyada iyo Islamka la is waafejin karo?…

          Read More

            Khudbadii Raiisul wasaaraha ee shirka Garoowe

            Mudanyaal iyo Marwooyin, Maanta waa Maalin Taariikhi ah oo aan u doornay si wadajir ah inaan uga tashanoaayaha Qarankeena, una qeexno Qaranka aan dooneyno sidii u shaqeyn lahaa, Sharcigii Qarankaasi ku shaqeyn lahaa, Qarankaas oo noqda mid dhowra Xuquudaiyo Xoriyadda Muwaadinka Soomaaliyeed.Walaalayaal si loo helo Qaran ay u dhan yihiin sifooyinka kor ku xusan. Waxaan…

            Read More

              Sarkozy and the President of Djibouti sign new defense agreement

              Nicolas Sarkozy and the President of Djibouti Ismael Omar Guelleh signed in Paris on Wednesday a new treaty for cooperation in defense matters which replaces the agreement signed in Djibouti after independence in 1977 reported the presidency. It establishes, according to the Elysee, “the framework of bilateral military cooperation” and said “the facilities granted to…

              Read More

                Why Somali Pirates Consider the U.S. Navy a Paper Tiger

                Without question, the main joy of teaching for the military is the students. When I taught undergraduates, students would talk in class but few would say anything: They’d argue theory, but would have few facts and even less life experience to back up their arguments. Today’s servicemen and women are different. They have accrued a…

                Read More

                  Marginalization Of The Somali Intellectual Class

                  In every society there is a small group of people who possess adequate authority to influence positive (or negative) change. This group—often referred to as The Elite—could come from any sector of a society from military, economic, political, social, spiritual, to the intellectual. In one way or another, every one of these circles of authority…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaare Gaas iyo Caalin oo gaaray Garoowe iyo shirkii oo wadatashiga oo Galabta furmay

                    Garoowe Dec 21,2011(qurbejoog.com)- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal si ay ugu qeyb qaataan Shirka wadatashiga wajigiisa labaad.  C/wali Max’ed Cali Gaas, Ra’iisul wasaaraha ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo la tilmaamay in diyaaradaasi ay caga  dhigatay Magaalada…

                    Read More

                      Bahda Somalidiasporanews oo tacsi hawada u marineysa dhamaan reer Faarax Afey

                      Hargeysa Dec 20 2011(qurbejoog.com)-Bahweynta Somalidiasporanews ee ku kala firirsan dunida dacaladeed iyo akhristeyaasha baganiba waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Jirde Faarax Afeey oo dhawaan Hargeysa lagu aasay. Waxaanu sEebe SWT uga baryeeynaa marxuumka in uu janadii fardowsa ka waraabiyo,ehelka,qaraabada iyo asxaabta uu ka baxayna waxaanu…

                      Read More

                        Madaxda Soomaalida oo ku qulqulaya Garoowe

                        Garoowe Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Iyada oo shirkii wada tashiga ee Soomaalida lagu wado in uu ka furmo magaalada Garoowe ayaa waxa ininka biloowday in madaxda Soomaalidu ay halkaa gaadho maanta. Waxa halkaa hore u joogay madaxweynaha DFKMG  ee Soomaaliya Sheekh Shariif,waxa isna maanta halkaa gaadhay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Md Caalin. Waxa isna maanta u duulay dhanka…

                        Read More

                          Al Shabaab: Jabuuti ha isaga laabto Muqdisho hadii kale dhibaato ayay la kulmi doonaan

                          Muqdisho Dec 21, 2011(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in cawaaqib xumo tii u xumeyd ay la kulmi donaaan Cidamada Milatariga dowladda Jabuuti ee shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Waaliga AL Shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Max’ed C/raxmaan  oo  la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu u sheegay in dowladda Jabuuti mar hore…

                          Read More

                            Bandow lagu soo rogay Xagar-dheer iyo Hay’adihii Samafalka oo isaga baxay

                            Xagar-dheer Dec 21, 2011(qurbejoog.com)- Hay’adaha Samafalka ee ka howlgali jiray Xerada Xagar-dheer ayaa isaga baxay halkaasi , iyadoo dhinaca kale bandow lagu soo rogay Xeradaasi.  Sida mid ka mid ah dadka ku nool Xerada Xagar-dheer ee Woqooyi Bari dalka Kenya uu xaqiijiyay Website-ka Somalidiasporanews.com, waxaa Xeradaasi isaga huleelay Hay’adaha Samafalka ee ka howlgali jiray Xeradaasi. …

                            Read More

                              AMISOM oo soo dhawaysay howlgalka Ciidamada Jabuuti ee Somaliya

                              Muqdisho Dec 21,2011(qurbejoog.com)- Taliska Ciidamada  Midowga Afrika AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Ciidamada Jabuuti ee soo gaaray Magaalada Muqdihsho.  Taliye ku xigeenka Ciidamada AMISOM Major Aduce Naduwumunsi ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Ciidamada Milatariga Jabuuti ee soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in talaabada Jabuuti ay qaaday inay tahay mid geesinimo…

                              Read More

                                Al Shabaab oo duqeymihii Jabbada hoose ku eedeeyay Kenya

                                Kismaayo Dec 21,2011(qurbejoog.com) Ururka Al Shabaab ayaa  ku eedeeyay Kenya duqeyntii diyaarado aan la garanayn halka laga leeyahay ay ka gaysteen deegaan lagu magacaabo Hosingow oo hoostaga gobolka Jubbada, iyagoo sheegay in diyaaradahaasi ay duqeyeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.  Guddoomiyaha Al Shabaab ee gobolada Jubbooyinka Sheekh Abuukar Cali Aadan ayaa sheegay in…

                                Read More

                                  DKMG Somaliya oo sheegtay in Ciidamada Jabuuti ay waxbadan ka qaban karaan ammaanka Somaliya

                                  Muqdisho Dec 21,2011(qurbejoog.com) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in Ciidamada dowladda Jabuuti ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ay wax badan ka qaban karaan Ammaanka Soomaaliya.  C/samad Macalin Max’ud oo ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda Federalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Jabuuti ee soo…

                                  Read More

                                    ciidamada Masar oo fadeexad kala kulmay sida ay ula macaamileen Haweenka gadoodsan

                                    Qahira Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada amaanka ee dalka Masar ayaa ku fashilmay hab dhaqankooda ku wejahan dadka gadoodsan ee isugu soo baxay wadooyinka magaalada Qaahira. Ciidamadu waxa ay sidoo kale ku fashilmeen oo taageero badan ku waayeen sida ay ula macaamilaan dumarka ka mid ka ah dibed baxayaasha. Warbaahinta caalemiga ah ayaa laga daawaday ciidamada oo dharka…

                                    Read More