admin

Afar shaqaale dhisme oo lagu dilay Aaga Gaarisa

Garrisa June 08, 2024(QJ)-Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka bilowday dagaal loo adeegsaday qaraxyo. Dagaal qaraar oo dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo labada dhinac soo kala gaaray. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka, waxayna…

Read More

Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka EAC

MUqdisho June 07, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah uga qeyb-galay shir madaxeedka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee waddamada xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey madaxda dalalka xubnaha ka ah taageerada iyo u ololeynta in Soomaaliya ay ku biirto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Furitaankii…

Read More

UN adds Israel to the blacklist of countries and organizations that harm children in conflict zones

NY June 07, 2024(QJ)-The United Nations has decided to add Israel to the blacklist of countries and organizations that harm children in conflict zones. UN Secretary-General Antonio Guterres informed Israel’s military envoy in Washington, Maj. General Hedi Silberman, about the decision, as announced today. Guterres reportedly stated that Israel would be added to the blacklist…

Read More

Gollaha Wasiirada oo ka dooday heshiiska Norway iyo Soomaaliya

Muqdisho June 06, 2024(QJ)-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ayaa dib u eegis ku sameeyay dib u eegista sharciga aqoonsiga qaranka iyo diiwaan gelinta madaniga ah iyo heshiiskii iskaashiga siyaasadeed ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Norway. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Cadaaladda Saalax…

Read More

RW Xamza oo dhigiisa Kuuriya la kulmay

Seoul June 06, 2024(QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo yeelan lahaa iskaashi faa’iido u leh labada dal ee Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in…

Read More

Guddida Doorashooyinka oo ka cawday Farogelin

Hargeysa June 05, 2024(QJ)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa xukuumadda iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye ku eedeeyay inay farogelin sharci darro ah ku hayaan shaqadii ay u hayeen bulshada. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Muuse Xasan Yuusuf oo ay weheliyaan xubno kale oo ka tirsan Komishanka, ayaa xukuumadda iyo xisbigeeda ugu baaqay inaynan soo faro-geliyaan arrimaha doorashooyinka. “Komishanka…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo hirgelineysa Biyo xireen

Jowhar June 05, 2024 (QJ)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca biyo-xireenka Sabuun ee magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Mashruucan ayaa lagu wadaa inuu si weyn u horumariyo nolosha in ka badan 300,000 oo beeraley Soomaaliyeed ah. Saalax ayaa sheegay in hirgelinta mashruucan ay ka faa’ideysan doonaan…

Read More

Israelis march in East Jerusalem

Jerusalem June 05, 2024 (QJ)-Israelis waving flags have conducted a controversial annual march through the Muslim areas of Jerusalem’s Old City today. Many participants waving Israeli flags emerged from Damascus Gate the primary entrance to the Muslim Quarter of Jerusalem’s Old City and marched through the area. This parade commemorates the anniversary of Israel’s occupation…

Read More

Jubaland oo eedeysaneyaal ku wareejisay Puntland

Galkacayo June 04, 2024(QJ)-Ciidamada Booliska Jubbaland ee ku sugan Gobolka Jubbada Hoose, ayaa maanta dad laga soo qabtay xadka ku wareejiyay Ciidanka Booliska Puntland, ee Gobolka Mudug. Cawil Ciise Xirsi iyo Aadan Cilmi Ciise, ayaa lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dilkii Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Afrax oo dhacay 29/1/2024  degmada Jariiban. Labada eedaysane oo…

Read More

PSF oo qabqabtay rag ka tirsan Daacish

Bossaso June 03, 2024(QJ) -Ciidamada ammaanka ee Puntland (PSF) ayaa maalmahan waday howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Ciidamada ayaa howlgalo balaaran ka sameeyay xaafadaha kala duwan ee magaalada, waxaana lagu soo qab qabtay shaqsiyaad lagu tuhmayo inay xiriir la leeyihiin Daacish (ISIS). Saraakiisha gacanta ku haysa howlgalada lagu…

Read More