Ciidamada Dawlada iyo Al Shabaab oo ku dagaalamay Gedo
Luuq July 18, 2024 (QJ) -Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay inta u dhaxeysa Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka Gedo. Intii uu socday howlgalka ayaa saraakiisha ciidamada waxa ay sheegeen in ay khasaare gaarsiiyeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa goobta uu howlgalka ka dhacay….
