admin

Soomaali noqday madaxa ururka Daacish

Bossaso June 16, 2024 (QJ)- Warbaahinta NBC News ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Mareykanka ay u aqoonsadeen Cabdulqaadir Muumin, hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya, inuu yahay hogaamiyiha ugu sareeya ee ISIS. Cabdulqaadir Muumin ayaa la rumeysan yahay inuu bedelay Abu al-Hassan Al-Qurashi, kaasoo lagu dilay weerar ka dhacay Suuriya horaantii 2022-kii. Sida ay qortay NBC News, labo sarkaal…

Read More

Xuutiyiinta oo markabkale dejiyay

Jabuuti June 16, 2024(QJ)-Markabka M/V Verbena ee laga leeyahay dalka Ukrain ayaa lagu soo waramayaa in uu ku degay xeebaha dalka Jabuuti. Shaqaalihii saarnaa ayaa laga daad gureeyay kadib markii kooxda Xuutiyiinta Yemen ay markabka ku dhufteen labo gantaal. Dhacdadan ayaa noqonaysa tii labaad oo Xuuthiyiintu ay dhibaato weyn u geystaan ​​markab, ka dib weerar…

Read More

Puntland oo wadahadal dooneysa

-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Siciid Deni, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay wada-hadallo dhammaystiran oo wax-ku-ool ah la yeeshaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo khuseeya arrimaha xasaasiga ah, gaar ahaan kuwa khuseeya masiirka dalka. Madaxweyne Deni ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in khilaafaadka siyaasadeed lagu xaliyo wada hadal la doonayo in lagu…

Read More

Madaxweyne Xasan oo u hanbalyeeyay dunida Islamka

Muqdisho June 15, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul-Adxa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ee u dabbaaldegaya munaasabaddan farxadda leh. Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay maalmaha barakeysan ee Ciidul Adxaa, isagoo shacabka Soomaaliyeed ku dhiirigeliyay inay is cafiyaan, is taageeraan, lagana shaqeeyo danta guud,…

Read More

8 IDF soldiers killed in Gaza

Gaza June 15, 2024(QJ)-Hamas fighters killed 8 Israeli soldiers traveling in military vehicles in Rafah after launching rockets and then ambushing the reinforcement troops deployed to the area. The Saturday attacks were among the deadliest days for Israeli soldiers in Gaza in months as the ground offensive in the southern region intensified. The Qassam Brigades,…

Read More

UNSOM iyo Wasiirka Difaaca oo kawada hadlay bixitaaka ATMIS

Muqdisho June 12, 2024(QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), James Swan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. si looga wada hadlo horumarka laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab (AS), dhimista ciidamada…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyada Norway

Oslo June 12, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasabadda soo dhaweynta ah ayaa ka sheekeeyay guulaha laga gaaray xasilinta dalka, dowlad-dhisidda, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in dowladda Norway…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo mideyneysa Tababrada ciidamada

Muqdisho June 11, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay mideyneyso dhammaan barnaamijyada kala duwan ee lagu tababarayo ciidamada qalabka sida, kuwaasi oo ay caawinayaan dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ka sheegay booqasho uu maanta ugu tagay ciidamada Soomaaliya ee ku…

Read More

James Swan oo la haday madaxdii hore ee dalka

Muqdisho June 09, 2024(QJ) -Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta telefooonka kula hadlay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaa madaxdu ka hadahadashay horumarka ka socda dalka…

Read More

Saturday the deadliest day in Gaza

Gaza June 09, 2024(QJ) – Saturday was reported as the deadliest day in Gaza since mid-December, with 283 people killed, according to Gaza’s Ministry of Health on Sunday. This brings the total number of fatalities in the ongoing conflict in Gaza to 37,084, as reported by the ministry. The majority of those killed on Saturday died…

Read More