admin

Sweden iyo Soomaaliya o oiska kaashanaya Argagixsada

Muqdisho April 21, 2024(QJ)Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Joachim Waern oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada socda, taageerada Sweden ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo kaabayaasha kale ee muhiimka u ah Soomaaliya. Wasiir Cabdulqaadir ayaa sharraxay…

Read More

RW Ku-xigeenka oo safiiro la kulmay

Muqdisho April 20, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane. Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay safiirada dalalka Midowga Yurub oo uu kala hadlay arrimaha ammaanka, ciribtirka Al-Shabaab, arrimaha bini’aadantinimada, xasilinta iyo mashaariicda horumarineed. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa tilmaamay in dowladdu ay guulo la taaban karo ka gaartay amniga gudaha iyo wajigii…

Read More

Burundi oo cidamadoodii kala baxay Jowhar

Jowhar April 20, 2024(QJ)-Ciidamada Burundi ee qeybta 5-aad ee howlgalka midowgga Africa ATMIS ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada Soomaaliya saddex saldhig oo ku yaalla magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle. Munaasabadda xil wareejinta ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Hir-Shabeelle C/raxiin Ciise Cadow,Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka iyo mas’uuliyiin kale….

Read More

Soomaaliya o odalbatay sii joogida ATMIS

Muqdisho June 20, 2024(QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa codsatay in waqtiga loo kordhiyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyadoo sabab uga dhigaysa xaaladda ammaan ee dalka oo daciif ah, sida lagu sheegay dukumentiyo ay aragtay wakaaladda wararka ee Reuters. Si kastaba ha ahaatee, Warqad ay Dowladda Somalia u dirtay Guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika,…

Read More

37 Kun oo arday oo u fariisanaya Imtixaanka Dugsiyada Sare Sabtida

Muqdisho June 19, 2024 (QJ)-Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee sannad dugsiyeedka 2023-2024, oo ay kormeerayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa dhici doona Sabtida. In ka badan 37,000 oo arday oo ku nool magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka ayaa sanadkan u fariisan doona imtixaanaadka dugsiga sare, iyadoo tirada ugu badan ee ardaydu…

Read More

Dagaal beleed ka qarxay Qoryoleey

Qoryooleey April 19, 2024(QJ)-Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed ay ka taagan tahay xaafadda Buunda weyn ee degmada Qoryooley. Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee degmadaasi. Wararka ayaa sheegaya in dhinacyada dagaalamay ay isku adeegsanayaan hubka…

Read More

Wasiir Fiqi oo ka falceliyay muuqaalkii Al Shabaab

Muqdisho June 19, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dacaayad ku tilmaantay muuqaalka ay soo bandhigtay Al-Shabaab, kaasoo lagu soo bandhigay dagaalyahanno cusub oo tababar qaatay. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in muuqaalkan uu muujinayo in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay dagaalyahannada Al-Shabaab u bedeleen jilayaal Hollywood ah. “Waxaan arkay…

Read More

UN Human Rights Council waged “an intentional and direct attack on the civilian population”

Switzerland June 19, 2024 (QJ)-The Israeli military’s “deliberate” use of heavy weapons in the Gaza Strip has been an “intentional and direct attack on the civilian population”, a new report by a United Nations-backed independent commission has found. Navi Pillay, chairperson of the Independent International Commission of Inquiry on the Occupied Palestinian Territory, said on…

Read More

Hogaamiye Burcad badeed oo la qabtay

Gaalkacayo April 18, 2024 (QJ)-Ciidamada booliska gobolka Mudug ayaa xalay howlgal la xiriira la dagaalanka burcad badeeda ka sameeyay magaalada Gaalkacyo. Waxa ay gacanta ku dhigtay hogaamiyihii koox budhcad-badeed ah oo ku hawlanaa lacag madax furasho ah oo gaareysa 5 milyan oo doolar oo uu ka qaatay markabka MV ABDALLA ee Bangladeshi. Howlgalka oo laga…

Read More

Shabaab isku soo dhiibay dawlada

Kismaayo April 18, 2024(QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dhowr sarkaal oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland kadib markii Al-Shabaab laga saaray deegaano hor leh oo gobolkaasi ka tirsan. Wakaaladda wararka ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan…

Read More

Giriiga oo lagu eedeeyay dilka Tahriibeyaal

Greece April 18, 2024(QJ)-Ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ayaa lagu eedeeyay inay mas’uul ka ahaayeen dhimashada 40 qof oo tahriibayaal ah oo doonayay inay gaaraan Giriiga ugana sii gudbaan wadamo kale oo Yurub ah. Baaritaano ay sameeyeen saxafiyiinta BBC-da ayaa lagu ogaaday in ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ay si firfircoon uga hortageen tahriibayaasha inay gaaraan xeebaha…

Read More

Itoobiya oo noqoneysa dalka u horeeyay ee aqoonsada Somaliland

Addis Ababa June 17, 2024(QJ)-Dawladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay doonayso inay fuliso heshiiskii ay hore u kala saxeexdeen Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya, kaas oo ahaa in Itoobiya aqoonsato Somaliland, ka dibna ay siiso deked iyo saldhig ciidan. Wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda federaalka Itoobiya, Tarekegn Bululta, ayaa sheegay in Itoobiya ay noqonayso…

Read More

Duqeyn lagu laaya Shabaab faro badan

Muqdisho June 17, 2024 (QJ)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamo caalami ah ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo cirka ah ka fuliyay deegaano dhaca xadka gobolada Sh/dhexe iyo Galgaduud. Duqeynta ayaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno badan oo ka tirsan Al Shabaab, waxaana sidoo kale duqeynta lagu gubay gaadiid dagaal….

Read More

ATMIS oo wareejisay xero ciidan

Muqdisho June 17, 2024 (QJ)-Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay in ay isaga baxeen saldhigga Bariire, iyagoo mas’uuliyadda amniga ku wareejiyay ciidamada ammaanka Soomaaliya, taasoo qyeb ka ah wajigii saddexaad ee dhimista ciidamada. ATMIS waxa ay tilmaantay in Saldhigga Millitari ee ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose, oo tan iyo 2019 ay gacanta…

Read More