Dhakhaatiir reer Canada ah oo bilaabaya tijaabada dawo cusub oo lagula tacaalayo cudurka HIV
Toronto Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Dhakhaatiir ka hawl gasha Jaamacada Western Ontario ayaa maanta shaaciyay in ay ogolaasho u heleen in ay bilaabaan tijaabada dawo ka hortagta qaadida cudurka HIV ee isu roga AIDS. Dhakhaatiirta ayaa talaabadan ku tilmaamay mid muhiimad weyn u leh malaayiinta ruux ee cudurkani uu dilooday iyo baaritaanka dawadan oo ay sanado wadeen. Talaabadan…
