Somaliland iyo QM oo kawadahadlay fulinta Mashaariic
Hargeysa May 24, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka Bini’aadantinimo Mr. George Conway oo ay weheliyaan saraakiil sarsare oo ka socday toban hay’adood oo ka socday Qaramada Midoobay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta mucaawinooyinka horumarineed ee…
