admin

Itoobiya oo dalacsiisay Wakiilkeedii Hargeysa

Hargeysa May 19, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u dalacsiisay wakiilkeedii magaalada Hargeysa ee jamhuuriyada iskeed isk magacawday ee Somaliland, inkastoo dowladda Soomaaliya ay horay u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ee Hargeysa. Qunsulkii hore ee Itoobiya u fadhiyay Hargeysa ayaa la gaarsiiyay derajada safiirnimo, taas oo ka dhigan in Itoobiya ay…

Read More

Somaliland oo gooni isutaageedii xustay

Hargeysa May 18, 2024 (QJ) -Jamhuuriyada iskeed isku magacawday ee Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga Somaliland, iyadoo meelo badan oo ka tirsan Somaliland iyo dibaddaba laga xusayo. Munaasibadda ugu weyn ayaa lagu qabtay fagaare loo asteeyay oo ku dhow madaxtooyada Somaliland, waxaana ka…

Read More

Shirka Jiheynta Puntland oo furmay

Garoowe May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay shirweynaha barnaamijka jiheynta ee dowladda, kaasoo socon doona saddexda maalmood ee soo socda. Barnaamijka jiheynta ee shirka ayaa diiradda lagu saarayaa qorshe howleedka xukuumadda hadda jirta, kaas oo looga gol leeyahay in lagu difaaco laguna horumariyo mabaadi’da siyaasadeed ee madaxtooyada iyo sidoo…

Read More

Xasan Sheekh oo markii sadexaad bil gudaheed booqanaya Ruto

Nairobi May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo la kulmay dhiggiisa dalkaas, William Samoei Ruto. Hadal kooban oo uu baahiyay William Ruto oo ku saabsan socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kulanka ay wada qaateen ayaa lagu yiri “Wadashaqeynta aan la leenahay dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya…

Read More

Beelo ku dagaalamay Balanballe

Balanballe May 17, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa ku soo warramaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob joogayaal ayaa ku waramay in maleeshiyaad hubeysan oo xoolo dhaqato ahaa ay dileen hal qof mid kalana dhaawac ayaa soo…

Read More

Safiirka UK Shaqo u tegay Hargeysa

Hargeysa May 16, 2024(QJ) -Madaxweynaha mudo dhaafka ku jooga maamulka iskii isu magaacaabay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxtooyada ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo safar shaqo ku tegey magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dardar gelinta mashaariicda kala duwan…

Read More

Muqdisho oo xustay SYL

Muqdisho May 15, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xuska 15-ka May xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL dhigay xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isagoo xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ku maamuusay dhalinyaradii gobonimo doonka ahayd ee SYL. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb…

Read More

James Swan oo di loo soo magacaabay

NY May 15, 2024(QJ) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa James Swan u magacaabay inuu noqdo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Talaadadii. Swan waxa kale oo uu hogaamin doonaa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). James Swan ayaa si ku meel gaar ah u buuxinaya booska ka dib…

Read More