admin

Xeerkii doorashooyinka Somaliland oo la dhaqangeliyay

Hargeysa March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi, ayaa ugu dambayn maanta saxeexay xeerka doorashooyinka deegaanka, ka dib markii wax-ka-beddelo badan lagu sameeyay caqabad ku noqday hannaanka doorashada. Wax-ka-beddelka oo ay sameeyeen Golayaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland iyo Maxkamadda sare ee dastuuriga iyadoo wax-ka-beddelka lagu sameeyey ay u…

Read More

Madaxweyne Xasan oo balanqaaday horumarinta tacliinta

Muqdisho March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta dufcadii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay ahmiyadda ay dowladdu siisay horumarinta waxbarashada dalka iyo muhiimadda ay u leedahay bixinta cashuuraha horumarinta adeegyada bulshada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay dadaalladii ay dowladda Soomaaliya ay ku bixisay…

Read More

Somalia trains newly appointed Diplomats

Mogadishu March 09, 2024 (QJ) -The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, today attended the conclusion of a three-week diplomatic training session for ten newly appointed Ambassadors recently approved by the Cabinet of the Federal Government of Somalia. Prime Minister Barre highlighted the critical need for establishing connections, building…

Read More

Firdhiye oo u hanjebay Itoobiya

Laascaanood March 07, 2024 (QJ) -Hogaamiyaha maamulka Khaatumo State of Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa ka hadlay walaaca laga qabo wararka sheegaya in ciidamo Ethiopian ah la geynayo gobolada maamulkaasi. Firdhiye ayaa muujiyay sida uu uga soo horjeedo tallaabadan ay qaaday dowladda Itoobiya, isagoo caddeeyay inaysan aqbaleyn in faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha ee…

Read More

Turkiga oo shidaal baaris ka sameynaya Soomaaliya

Ankara March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa heshiis la gaaray Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Wasiirka Batroolka Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayeynayo kaarboonka Soomaaliya iyo sidii…

Read More

Sooomaalya, IMF iyo Baanka Aduunka oo kawadahadalay koboca ganacsiga

Nairobi March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kaga qeyb galayay shirka horumarinta maaliyadda ee ay IMF-ta ku caawineyso dowladda Soomaaliya ayaa kulamo xasaasi ah la qaatay wakiilo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo dalalka deeqaha bixiya ee…

Read More

Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadaly hirgelinta heshiisyadii ay galeen

Muqdisho March 06, 2024(QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Turkiga. Kulanka ayaa looga hadlay dhaqan gelinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee difaaca iyo iskaashiga dhaqaalaha ee labada dal, kaas oo dhawaan lagu kala saxiixday magaalada Ankara. Qodobada…

Read More

Israeli forces fire on civilians in Gaza

Gaza March 05, 2024 (QJ) -Yesterday, Israeli forces once again opened fire on Palestinian civilians in Gaza as they gathered to receive humanitarian aid in the southern part of the city. The Gaza media office said in a statement that Israel’s attacks demonstrate their unwillingness to improve living conditions and alleviate the suffering and hardship…

Read More

Cudurka ka Daacuunka oo dilaacay Soomaaliya

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Illaa 37 qof ayaa Soomaaliya ugu dhintay cudurka daacuunka tan iyo bishii Janaayo, taasoo muujineysa faafitaanka cudurka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. Wasaaradda caafimaadka iyo adeegga bulshada ayaa ka warbixisay koror weyn oo ku yimid kiisaska daacuunka, iyadoo wadar ahaan la soo sheegay 3,365 xaaladood. “Laga bilaabo Jannaayo 2024-ka,…

Read More

Madaxda NISA iyo MI6 oo kawadahadlay xog isweydaarsi

London March 04, 2024 (QJ) -Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa la kulmay Taliyaha Hay’adda MI6 Richard Moore. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sare u qaadida xiriirka iyo wadashaqeynta labada hay’adood, is-dhaafsiga sirdoonka, la dagaalanka argagixisada, iyo sidii la isku dhaafsan lahaa khibradaha shaqo ee hay’adaha sirdoonka….

Read More

RW Soomaaliya oo furay Madasha Isku-xirka Horumarinta

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-gudoomiyay Madasha Isku-xirka Horumarinta, iyadoo lagu soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay dowladda, caqabadaha jira, iyo talooyin ku aaddan sidii la isku waafajin lahaa qorshayaasha qaranka iyo barnaamijyada horumarineed ee ay taageerayaan dowladda iyo saaxiibada caalamka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku booriyay hay’adaha deeqaha…

Read More