Taliyeyaal Sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii cirka ee Jilib
MUQDISHO (QJ)– Hawlgal wadajir ah oo dhacay Diseembar 10, 2025, la-hawlgalayaasha caalamiga ah iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka ee Soomaaliya (NISA) ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay magaalada Jilib, gobolka Jubbada Dhexe. Duqeynta ayaa lagu dilay laba taliye oo sare oo Al-Shabaab ah: Cabdullaahi Cusmaan Maxamed (Ismaaciil Injineer) iyo Cabdikariim Maxamed Xirsi (Qoorleex). Ismaaciil…
