Turkiga oo Shaaciyay Qorshe lagu Qodayo Shidaalka iyo Gaaska Xeebaha Soomaaliya 2026
ANKARA ((SD) – Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in qodista shidaalka iyo gaaska ee xeebaha Soomaaliya la qorsheeyay inay bilaabato 2026. Go’aankan ayaa ka dambeeyay dhammaystirka sahamin 3D ah oo horumarsan oo laga sameeyay biyaha Soomaaliya, taasoo keentay natiijooyin aad u dhiirrigelin leh. Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan…
