admin

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhego hadlay Abiy Axmed

Rome January 29, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka Talyaaniga iyo Afrika ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha kobaca dhaqaalaha, faa’iidada guud ee iskaashiga caalamiga ah uu dalka iyo dunidaba u keeni karo. Waxa uu sheegay in caqabadaha hortaagan dowladda Soomaaliya iyo saameynta ay…

Read More

Soomaaliya iyo Baanka Aduunka oo ka wadahadalay horumarinta Maaliyada

Muqdisho January 28, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cigeh ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan wax ku ool ah kula qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Krystina Svensson. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhaqaalaha iyo taageerada horumarineed ee Bangiga Adduunka uu siiyo dowladda Soomaaliya. Waxa kale oo ay ka hadashay arrimaha…

Read More

Sucuudiga oo Mashaariic dhan $40 million ka hirgelinaya Soomaaliya

Muqdisho January 28, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Mashaariic la xiriira Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha, iyo Gargaarka oo ay Soomaaliya ka hirgelineyso Xarunta Gargaarka iyo Samafalka ee Boqor Salmaan, waxaana mashruucan ku baxaya lacag dhan 40 Milyan oo Doollar. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xaqiijiyay in mashaariicdani ay si weyn…

Read More

Somali Minister updates diaspora on plans to fight MoU

Minneapolis January 27, 2024 (QJ) – Somalia’s Minister of Information, Daud Aweis, who participated in a Zoom conference with the Somali community in the Minnesota region of the United States, addressed the Somali government’s plan regarding the defense of the country. Aweis strongly condemned Ethiopia’s aggressive actions and expressed concerns about the ongoing conflict that…

Read More

Itoobiya oo meelmarineysa Heshiiskii badda ee ay Somaliland la gashay

– Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Khamiistii sheegay in dalkiisu uusan marnaba dagaal la geli doonin Soomaaliya, isagoo muujiyaydoonayaan ixtiraam iyo iskaashi. Sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in Itoobiya ay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya, si lamid ah ummadaha kale. Abiy ayaa sidoo kale sheegay in dowladiisa aan looga shakin karin in ay…

Read More

Melishiyo beeleedka Muuse u diray Gacan Libaax iyo kuwa degaanka oo aan waxba isku jirin

Hargeysa January 26, 2024 (QJ) – Sida ay no xaqiijiyeen ilo wareedyo ka agdhow madaxtooyada Somaliland, ciidamada dhawaan lageeyay degaanka Goda weyn ayaa waxa ay u badan yihiin ardaaga Muuse Biixi. Taliyaha ciidamadan madaniga ah ayaa ilaa ku dhawaad 90% kiiba ayaa la sheegay in laga daabulay aradaaga Muuse Biixi ee Saaxil dega. Wararku waxa…

Read More

Xasan Sheekh oo Dastuurka dhameystirkiisa ka goan tahay

Garoowe January 25, 2024 (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad lagu daah furayay Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka, wuxuuna ku nuux nuuxsaday doorka muhiimka ah ee ay u leedahay dowladdiisa. Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan ogolaan…

Read More