Burcad Soomaali ah oo afduubatay Markab ganacsi
Muqdisho December 16, 2023 (QJ) -Markab ganacsi oo ka lusho calanka Malta ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen kooxo burcad badeed Soomaali ah, sida ay sheegeen ciidamada badda ee Midowga Yurub ee howlgalka ka wada xeebaha Soomaaliya. Haddii si rasmi ah loo xaqiijiyo, tani waxay noqonaysaa dhacdadii ugu horreysay ee burcadbadeednimo oo…
